HomeSomali NewsCaalamkaQM oo soo saartay Warbixin sanadeed lagaga hadlayay xad gudubyada ay la...

QM oo soo saartay Warbixin sanadeed lagaga hadlayay xad gudubyada ay la kulmaan carruurta caalamka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

NEWYORK (SLPOST)- xad gudubyada ay la kulmaan caruurta caalamka ayaa waxaa lagu sheegay in Soomaaliya ay ka mid tahay wadamada safka hore uga jira wadamada caruurta lagu askareeyo ama dagaal loogu adeegsado.

Warbixintaan ayaa waxaa lagu sheegay in dhawr wadan oo caalamka ah haba ugu badnaadaane kuwa ku yaala Q,M Africa ay ka mid yihiin wadamada caruurta xaquuqdooda lagu tunto oo loo adeeegsado dagaalo ama xataa la askareeyo.

Ban Ki Moon Xog’hayaha guud ee JQM warbixintii ugu dambeysay ee uu soo saaray waxaa uu ku sheegay in dalalka Soomalia Labada Sudan, Chad, Koongada dimoqraadiga ah, Yemen, Syria, Myanmar dawladaha ka jira ay askartooda ku jiraan caruur fara badan oo ka qeyb qaata dagaalada.

Sidoo kale ururada hubeysan ee qaarkood ay Al-Qacida xiriirka la leeyihiin ee ka jira Soomaaliya Mali, Iraq, Afghanistan, ayaa iyana aad u askareeya caruurta oo hub u dhiiba si ay ugu dagaalamaan.

Marka loo eego nuxurka warbixintaan ee dhanka Soomaaliya macnunhu waxaa uu yahay in dawlada Soomaaliya iyo Xarakadda Al-Shabab oo kasoo horjeeda ay caruur yar yar askareeyaan oo ay u adeegsadaan dagaalada ay iskala soo horjeedaan.

Warbixin kasoo baxday golaha amaanka ee Q,M ayaa waxaa lagu sheegay in si kulul loo cambaaraynayo tilaabada dawladahaan ay caruurta yar yar ku askareeyaan.

Goluhu waxaa uu talo ahaan usoo jeediyay in la qaado tilaabooyin lagu joojinayo in caruur yar yar la hubeeyo oo dagaal loo adeegsado.

Soomaaliya dhawr jeer ayay sidaan oo kale safka hore ka gashay wadamada caruurta u adeegaada dagaalada ayadoona dawlada Soomaaliya ay ka mid tahay dawladaha saxeexay heshiiska lagu dhawrayo xaquuqda caruurta.

Somalilandpost.news

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories