HomeSomali NewsAbaanduulaha Ciidamada Jabuuti Oo Sheegay Tirada Dhimasho iyo Dhaawaca Askarta Reer Jabuuti...

Abaanduulaha Ciidamada Jabuuti Oo Sheegay Tirada Dhimasho iyo Dhaawaca Askarta Reer Jabuuti Weerarkii Buulo Barde

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hiiraan (SLPOST) Dawalada Jibuuti ayaa faah faahin ka bixisay askartii kaga geeriyootay weerarkii todobaadkaan ay Al-Shabab ku qaadeen xili habeen ah degamada Buulo Barde ee gobolka Hiiraan.

Amaanduulaha ciidamada Jabuuti ee Soomaaliya jooga Jen Cismaan Nuur Subagle oo la hadlay warbaahinta dalkiisa ayaa sheegay in 5 askari oo Jabuutiyaan ah ay ku geeriyoodeen weerarkii Buulo Barde isla markaana ay uga dhaawacmeen illaa 7 askari oo kale.

Jen Subagle waxaa uu xusay in 7 askari ee kaga dhaawacantay weerarkaasi oo dalka wax looga qaban waayay loo qaaday dalka Koofur Africa oo lagu soo daweynayo..

“Dhankeena 5 askari ayaa naga geeriyootay weerarkaas 7 kalena waa ay nagaga dhaawacantay iyagana  khasaare badan ayaan gaadhsiinay” ayuu yidhi Jen Cismaan Nuur Subagle abaanduulaha ciidamada Jabuuti ee Soomaaliya jooga.

Jeneraalku waxaa uu xusay in aaney ku niyad jabeyn weerarada noocaan oo kale ah ee ka dhacaya Soomaaliya.

Dawlada Jabuuti waxay ka mid tahay dawladaha ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya.

 

Somalilandpost.news

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories