HomeSomali NewsCaalamkaQorshe Maraykanku ka lahaa dagaalka Iiraan Oo Israa'iil Fashilisay

Qorshe Maraykanku ka lahaa dagaalka Iiraan Oo Israa’iil Fashilisay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

HARGEISA (SLpost)- Warbixin ay daabacday New York Times, ayaa lagu sheegay in qorshe ay Maraykanka iyo Israa’iil ku doonayeen in hoggaamiyihii Ruuxiga ahaa ee Iran lagu beddelo madaxweynihii hore Mahmoud Ahmadinejad ay ku fashilmeen.

Mahmoud Ahmadinejad ayaa xilal kala duwan kasoo qabtay dowladda Iran, isagoo hore u ahaa guddoomiyihii gobolka Ardabil, duqii magaalada Tehran intii u dhexeysay 2003 ilaa 2005, kadibna noqday Madaxweynaha Iran laba xilli oo isku xiga intii u dhaxeysay 2005 ilaa 2013.

Wargeyska oo soo xiganaya saraakiil Maraykan ah, ayaa warbixintiisa ku sheegay in kaddib dilkii Hoggaamiyihii Sare ee dalkaas Ayatollah Ali Khamenei uu Madaxweyne Donald Trump aaminsanaa in Ahmadinejad loo adeegsan karo hoggaan ku-meel-gaadh ah oo gudaha Iran ka yimaadda.

Hase yeeshee, Israa’iil ayaa la sheegay inay ka shakisnayd qorshahaasi, iyadoo Ahmadinejad u aragtay siyaasi mayal adag oo si weyn loogu yaqaanay mowqifkiisa ka dhanka ahaa Israa’iil, taageerada barnaamijka nukliyeerka Iran iyo hadalladiisii muranka dhaliyay xilligii uu madaxweynaha ahaa.

Warbixintu waxay intaas ku dartay in weerar Israa’iil ku qaaday gurigiisa oo ku yaalla caasimadda Tehran uu dhaawacay Ahmadinejad, taasima ay sababtay inuu ka baxo qorshihii la xidhiidhay isbeddelka dowladda Iran. Ahmadenajad oo weerarkaa ka badbaaday lama oga halka uu ku sugan yahay.

Somalilandpost.news

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories