HomeSomali News

Somali News

spot_imgspot_img

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Beeraha Oo Xilalka U Kala Wareejiyey Agaasime-waaxeedyo La Isku Beddelay

Hargeysa (SLpost) - Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Prof. Aadan Cabdillaahi Sheekh Muuse, ayaa Maanta xilka u kala wareejiyey Agaasime-waaxeedyo uu dhawaan...

Daahir Rayaale Oo Xaqiiqada U Sheegay Qurbejoogga Awdal, Garaaddada Laascaanood iyo Reer Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa munaasibad soo dhawayn ah loogu Qabtay magaalada London ee caasimadda dalka UK habeenimadii xalay,...

“Illaahow Ta Imanaysa Ta Joogta Tu Ka Wanaagsan Ka Yeel” ~ Maayir Mooge Oo Canaantay Shaqaalaha Dowladda

"Illaahow Ta Imanaysa Ta Joogta Tu Ka Wanaagsan Ka Yeel" ~ Maayir Mooge Oo Canaantay Shaqaalaha Dowladda Somaliland https://youtu.be/etsT_cqoBdM

Xukuumadda Somaliland Oo faahfaahisay Xogta Kooxo Argagixiso ah oo Ku Sugan Laascaanood

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay magaalada Laascaanood ku soo qul-qulayaan kooxaha argagixisada ah ee ka hawl-gala gobollada Soomaaliya, waxaanay faahfaahin ka bixiyey...

Shacabka Somaliland Oo Looga Digay Duullaan Hor Leh Oo Sacabbada Loo Tumayo

Boorama (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Somaliland, Dr. Maxamuud Xasan Sacad Saajin, ayaa shacabka gobolka Awdal uga digay waxa uu ku tilmaamay “duullaanno...

“Ciidamada Somaliland ee Gobolka Sool Waa Markii 3aad…Lagamana Adkaan ee wuxuu Ahaa Qalad Dhexdooda Ka Dhacay” ~ Wasiir Koore

"Ciidamada Somaliland ee Gobolka Sool Waa Markii 3aad...Lagamana Adkaan ee wuxuu Ahaa Qalad Dhexdooda Ka Dhacay" ~ Wasiir Saleebaan Yuusuf Cali Koore Oo Xaqiiqada...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare ee Somaliland Oo la soo gebo-gabeeyey

Hargeysa (SLpost)- Imtixaanka Shahaadiga ah ee fasalka 4aad ee dugsiyada sare ee Somaliland, ayaa Khamiista maanta la soo gebo-gabeeyey. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda waxbarashada iuo Guddoomiyaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img