HomeSomali News

Somali News

spot_imgspot_img

“Shacabka Somaliland Waxaanu Ugu Bushaareynaynaa Toddobaadka Soo Socda Inuu Halkiisii ku soo Noqdo…” Baanka Dhexe

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Eng. Cali Cabdillaahi Daahir, ayaa ka hadlay dedaallo uu Baanku ugu jiro fadhiisinta Qiimaha Sarrifka iyo kor...

“Ceerigaabo Dadkii Deggenaa Ayaa U Tashaday, Waxaanu Kaaga Digaynaa…” – Somaliland Oo Hanjabaad u Dirtay Maamul-goboleedka Punrtland

Xukuumadda Somaliland ayaa Jawaab Culus ka Bixisay Hadal Ka soo yeedhay madaxweyne ku-xigeenka Maamul-goboleedka Puntland Axmed Karaash oo shalay ka hadlay xaaladda magaalada Ceerigaabo. https://youtu.be/wSx17sVIoCo

Warbaahinta BBC Oo Dowadda UK Ka Diidday Inay “Argagixiso” ugu yeedho Ururka Xamaas

London (SLpost)- Warbaahinta BBC-da ayaa ku gacan-saydhay Dowladda UK oo ka dalbatay inay Ururka Hamaas ugu Yeedho Koox Argagixiso ah. Afhayeen u hadlay warbaahinta BBC,...

“Doorasho Haloo Diyaar-garoobo, Kii Illaahay U Qoray baa Soo Baxayee Dalka Cadowga Halaga Difaaco” – Xildhibaan Cabdinaasir Yuusuf Qodax

"Doorashadii Haloo Diyaar-garoobo, Kii Illaahay U Qoray baa Soo Baxayee Dalka Cadowga Halaga Difaaco" - Xildhibaan Cabdinaasir Yuusuf Qodax https://youtu.be/ySNyq37u7qo

Wararkii u Dambeeyey Dagaalka Palestine-Israel, Tirada Dhimashada Oo Korodhay iyo Go’aanka Maraykanka

Hargeysa (SLpost)- Tirada dhimashada shacabka Falastiiniyiinta ayaa maraysa 421 oo ay ku jiraan 78 carruur ah iyo 41 dumar ah tan iyo Axaddii shalay...

“Waynu Kufnaye, Illaahay Ha Inaga Kiciyo” ~ Beelaha Ceel Afweyn Oo Masaajid Lagu Dhaariyey

Maamulka gobolka Sanaag, xildhibaanno ka tirsan Golaha Guurtida iyo haldoor kale ayaa goob-joog ka noqday Odayaasha iyo madax-dhaqameedka beelaha walaalaha ah ee dhawaan ku...

Suuqa Wajaale Oo Gurmad Degdega Kaddib Laga Hirgelinayo Adeegyo Aan Ka Jirin Caasimadda Hargeysa

Suuqa Wajaale Oo Gurmad Degdega Kaddib Laga Hirgelinayo Adeegyo Aan Ka Jirin Caasimadda Hargeysa https://youtu.be/WAXO2W9L9_U

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img