Somaliland
Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada H/Dhexe ee Somaliland oo La Soo gebo-gabeeyey
Hargeysa (SLpost)- Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasallada 8aad ee Dugsiyada H/Dhexe, ayaa Salaasada maanta si rasmi ah loo soo gebo-gabeeyey guud ahaan gobollada iyo...
Somaliland
Somaliland: Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo Sare Oo Si Rasmi ah uga Furmay Gobollada Dalka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada 4aad ee Dugsiyada sare iyo Fasallada 8aad ee...
Somaliland
Xukuumadda Somaliland Oo Soo Dhawaysay War-murtiyeed Golaha Ammaanku Ka Soo Saaray Xiisadda Laascaanood
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhawaysay war-murtiyeed shalay ka soo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo ku saabsanaa joojinta colaadda Laascaanood,...
Somaliland
Somaliland: Wasaaradda Waxbarashada Oo Muddeysay Imtixaanka Shahaadiga ah Oo Ardaydii U Tira Badnayd U Fadhiisanayaan
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland ayaa si rasmi ah u shaacisay xilliga uu bilaabmi Doono Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Fasalada siddeedaad...
Somali News
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Soo Saaray Go’aan Muhiimad Weyn Ugu Fadhiya Shacabka Laascaanood
Hargeysa (SLpost)- Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa lagu go’aamiyey in si gaar ah loo qiimeeyo dhibcaha imtixaanka shahaadiga ah ee ardayda dugsiyada Dhexe iyo...
Somalia
Xukuumadda Somaliland Oo Go’aan Ka Soo saartay Qorshe Soomaaliya Ku Dhawaaqday
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa fadhigooda toddobadlaha maanta ka soo saaray qodobbo khuseeya xaaladda ammaanka dalka, xuska 18-ka maalinta madax-bannaanida Somaliland iyo jawaabta...
Somaliland
Somaliland: Doodda Irir Samaale VS Qadaad-weyn iyo Saameynta Dagaalka Laascaanood
Somaliland: Doodda Irir Samaale, Hadal-hayntii Qadaad-weyn iyo Saameynta Dagaalka Laascaanood https://youtu.be/l1PXwUk8x0M
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

