HomeCiidanka Booliska Somaliland oo Digniin ka soo saaray Badeecad Khatar Ku Ah...

Ciidanka Booliska Somaliland oo Digniin ka soo saaray Badeecad Khatar Ku Ah Amniga Dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Taliska Ciidanka Booliska ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa bulshada ku nool Caasimadda iyo magaalooiyinka waaweyn ee dalka ka codsaday inay ku soo wargeliyaan dhacdooyin halis gelin kara ammaanka oo maalmihii u dambeeyey ku soo badanayey magaalooyinka.

War Kooban oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Booliska, ayaa ka digay Isticmaalka Qaraxyada macmalka ah ee Baaruudda (Rashka) oo muddooyinkii u dambeeyey ku soo badanayey in lagu qarxiyo goobaha ay dadku isugu yimaaddaan, kaas oo khatar ku ah nabadgelyada maadaama lagu gudo-jiro maalmaha diyaar-garowga Ciidal-Fidriga.

Qoraal Digniin ah oo ka soo baxay Taliska Guud ee Ciidanka Booliska, ayaa u qornaa sidan:- “Taliska Ciidanka Booliska JSL, waxa uu ka digayaa dad dhawaanahan caadaystay inay qarxiyaan Rashka kuna tuuraan Suuqyada, Masaajiddada iyo goobaha dadku ku badan yihiin, taasi oo nabadgalyada wax u dhimi karta xilligan lagu jiro u diyaar-garawga maalmaha Ciidda.

Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu bulshada ugu baaqayaa inay ka waantoobaan waxyabahaasi amniga khalkhal gelinaaya, qofka lagu qabtana waxa laga qaadi doonaa talaabo sharciga waafaqsan. Dadweynaha waxaanu ka codsanaynaa inay nala soo wadagaan haddii ay arkaan dadka falalkaasi wada.” Sidaas ayaa lagu yidhi Qoraal kooban oo Taliska Ciidanka Boolisku ku baahiyey Facebook.

blankRashka oo ka samaysan Baaruud marka dabka la Qabadsiiyo sameeya Qarax, ayaa ka mid ah badeecad ay ganacsadu dibadda ka keenaan xilliyada Ciidaha, waxaana isticmaala dhalinyarada Ciyaal-xaafadka ah.

Dhawaaqa ka dhasha qaraxa baaruudda Rashka ayaa u eg dhawaaqa rasaasta oo aan laga garan, taasoo oo sababi karta khal-khal nabadgelyo.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories