Xog Culus Oo Laga Helay Dhaq-dhaqaaqyada Cadowga Somaliland
https://youtu.be/tSJgdBDG6Vg
Somaliland
KULMIYE iyo WADDANI oo Ku Kulmay Kulan Noociisa Aan Looga Baran iyo Qodobbo Lagu Heshiiyey
Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka Sare ee Xisbiyada WADDANI iyo Kulmiye, ayaa galabta Magaalada Hargeysa ku yeeshay kulan-afureed lagaga tashaday Arrimaha Doorashooyinka. Kulanka oo ku qabsoomay Ambassador...
Sheekhal Beledka Borama Oo U Kitaab-furay Muddo-xileedka Madaxweynaha Somaliland
Sheekhal Beledka Borama Oo U Kitaab-furay Muddo-xileedka Madaxweynaha Somaliland https://youtu.be/owv85sHUG4A
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Culimada Somaliland ku cannaantay Masuuliyad ay ka Gaabiyeen
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabd, Oo Caawa kulan casho iyo Afur ah u sameeyey culimaa’udiinka, ayaa ugu baaqay inay doorkooda...
Xog Fashilisay Codsi Xasan Sheekh U Gudbiyey Madaxweynaha Eritrea Oo Marti-qaad U Fidiyey
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa 17-kii bishan March 2024 safar ku tagay dalka Eritrea, kaddib markii sida la sheegay, uu marti-qaad...
Somaliland oo Ka Qayb-gashay Shirweyne Caalami ah oo Kulmiyey Madaxda iyo Ganacsatada Dunida
Hargeysa oo noqotay Magaalada Kaliya Bariga iyo Badhtamaha Afrika ee Nasiibka u heshay ka-qayb-galka Shir muhiim u ah Casriyeynta magaalooyinka Taipei (SLpost)- Magaalada Taipei ee...
Go’aamo Laga Saaray Kulan Madaxweyne Biixi La yeeshay Madaxweynihii hore ee Somaliland Iyo Madaxda Xisbiga Waddani
Hargeysa (SLpost)- Kulan uu soo abaabulay, kana soo shaqeeyey qabsoomidiisa Madaxweynihii saddexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo ujeedadiisu ahayd sidii ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

