Somaliland
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Go’aamo Culus Soo Saaray iyo Digniin Loo Diray Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Fadhi aan caadi ahayn oo Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ay yeesheen maanta oo ay taariikhdu tahay 03/01/2024 oo uu Shir-guddoominayey ku simaha...
Somalia
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Qayla-dhaan u Dirsaday Dalka Masar
Qaahira (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa khadka telefoonka kula xidhiidhay dhiggiisa dalka Masar Abdel Fattah El-Sisi, sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu...
Xildhibaan Gavin Williamson oo Tallaabo Taariikhi ah ku tilmaamay Heshiiska Dhexmaray Somaliland iyo Ethiopia, Baaqna u Diray Dowladda UK
London (SLpost)- Xildhibaan Gavin Williamson oo ka tirsan Baarlamaanka dalka UK, ayaa soo dhaweeyey heshiiska is-faham ee ay shalay kala saxeexdeen Madaxweynaha Somaliland Muuse...
Farmaajo Oo Cambaareeyey Heshiiska Somaliland & Ethiopia oo uu noociisa hore Ula galay Abiy Ahmed
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa cambaareeyey heshiiska iskaashi ee maanta dhexmaray dowladaha Somaliland iyo Ethiopia, kaas oo uu ku tilmaamay mid...
Somalia
Dowladda Soomaaliya Oo Burisay Heshiiska Shirka Wada-hadallada Jabuuti
Muqdisho (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo Hadal ka jeediyey Muqdisho, ayaa heshiis taariikhi ah oo midnimada Soomaaliya lagaga shaqaynayey...
Raysal-wasaaraha Ethiopia Oo Ka Hadlay Heshiis isfaham oo dhexmaray Madaxweynaha Somaliland
Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Raysal-wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed, ayaa maanta Heshiis is-faham oo dhabbada u xaadhaya hirgelinta iskaashi Cusub...
“Madaxweyne Kastaa Wuxuu Hirgeliyaa Danta Dadkiisa” – Madaxweynaha Somaliland Oo Faahfaahiyey Is-fahamka Ethiopia
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Raysal-wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed, ayaa maanta kala saxeexday Heshiis taariikhi ah oo dalka Ethiopia u suurta-galinaya inay si...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

