Monthly Archives: January, 2024

spot_imgspot_img

Somaliland iyo Ethiopia Oo ku Heshiiyey Hirgelinta Qorsheyaal Horumarineed

Addis Ababa (SLpost)- Dowladaha Somaliland iyo Ethiopia, ayaa isla af-gartay inay si wada-jir ah uga shaqeeyaan Qorsheyaal horumarineed ee labada waddan, sida lagu sheegay...

“Ma jirto Cid ixtiraamaysa Waddan fashilmay (Somalia). Ha iska qayliyaan, innaguna hore ayaynu u soconaynaa” – Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inaanay waxba iska beddeli doonin heshiiska iskaashi ee dhawaan dhexmaray...

Dowladda Djibouti Oo Caddeysay Mowqifkeeda ku Wejahan Heshiiska Somaliland iyo Ethiopia

Djibouti (SLpost)- Dowladda Jabuuti ayaa ka hadashay mowqifkeeda ku aaddan khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay heshiiska is-afgarad ee dhexmaray doiwlaha Somaliland iyo Ethiopia oo...

Dublomaasi Maraykanka ah Oo Su’aal geliyey Kalsoonida Dowladnimada Soomaaliya

Washington (SLpost)- Safiirkii hore ee Maraykanka u fadhiyey dalalka Ethiopia iyo Guinea, Tibor Peter Nagy, ayaa su'aal geliyey sawirka ay Soomaaliya maanta lahaan lahayd...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo ka warramay Heshiiska iskaashi iyo Guulaha Socdaalka Dalka Ethiopia

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey, ayaa dalka kusoo guryo noqday, waxana si ballaadhan soo dhaweyntiisa ugu...

Ethiopia oo Xog Faahfaahsan Ka sheegtay Faa’idooyinka Somaliland Ugu Jira Heshiiska Labada DalEthiopia oo Xog Faahfaahsan Ka sheegtay Faa’idooyinka Somaliland Ugu Jira Heshiiska Labada...

Addis Ababa (SLpost)- Dowladda Ethiopia, ayaa maanta si faahfaahsan uga hadashay heshiiska is-afgarad ee Isniintii toddobaadkan Magaalada Addis Ababa ku dhexmaray Madaxweynaha Somaliland Muuse...

Dowladda Ethiopia Oo Danjireyaasha Caalamka la wadaagtay Xogta Heshiiska Is-faham ee dhexmaray Somaliland

Addis Ababa (SLpost)- Dowladda Ethiopia ayaa Danjireyaasha Caalamka ee dalkeeda ku sugan la wadaagtay Xogta Heshiiska Is-faham ee dhexmaray Somaliland. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img