Monthly Archives: March, 2023

spot_imgspot_img

“Somaliland Ciddii Burburinaysa Gacanta U Horeysa ee Qabanaysa Ayaynu Nahay” ~ Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed

"Somaliland Ciddii Burburinaysa Gacanta U Horeysa ee Qabanaysa Ayaynu Nahay" ~ sidaa waxa yidhi Suldaan Daa'uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo Hadal ka jeediyey...

Golaha Wakiillada Somaliland Oo Go’aamo 18 Qodob Ka Kooban Ka Soo Saaray Xalka Xiisadda Laascaanood

Hargeysa (SLpost)- Guddi gaar ah oo Golaha Wakiillada u xil-saaray Daraasaynta Xalka Xiisadda dagaal ee ka taagan magaalada Laascaanood, ayaa maanta Golahaas ka horjeediyey...

Madaxweynaha Somaliland oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Cusub ee Dawladda Federaalka Ethiopia

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka gudoomay waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo, safiirka cusub ee Dawladda Federal-ka Itoobiya dhawaan u...

Malleeshiyaadka Huwanta ah ee Laascaanood Oo Isu-diyaarinaya Weerar ay Ku Qaadaan Fadhiisimada Ciidanka Qaranka

Laascaanood (SLpost)- Xogo sirdoon oo caawa laga helay magaalada Laascaanood, ayaa tibaaxay inuu magaaladaas ka jiro dhaq-dhaqaaq Ciidan oo isu-diyaarinaya sidii ay weerar ugu...

Somaliland Oo Soo Bandhigtay Muuqaallo Drones ah Oo Iftiimiyey Xaqiiqooyinka Dagaalka Laascaanood

Somaliland Oo Soo Bandhigtay Muuqaallo Drones ah Oo Iftiimiyey Xaqiiqooyinka Dagaalka Laascaanood https://youtu.be/3JaNjSXNBLg

London: Wacdarihii Jaaliyadda Somaliland ee UK iyo Isku daygii Fashilmay ee Cadowga Dibadda

London (SLpost)- Magaalada London ee Caasimadda Boqortooyada Ingiriiska, waxa shalay ka dhacay dibed-bax ballaadhan, kaasi oo ay dhigeen Dadka reer Somaliland ee dalkaas ku...

Baanka Dhexe ee Somaliland Oo Gaadhi Aan Hore Loo Isticmaalin Ku Wareejiyey Ciidanka Dab-damiska

Hargeysa (SLpost) - Baanka Dhexe ee Somaliland, ayaa Maanta Gaadhi Dab-damis ah ku wareejiyey Ciidammada Dab-damiska Qaranka Somaliland. Gaadhigan Dab-damiska ah, ayaa waxa Guddoomiyaha Baanka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img