HomeLondon: Wacdarihii Jaaliyadda Somaliland ee UK iyo Isku daygii Fashilmay ee Cadowga...

London: Wacdarihii Jaaliyadda Somaliland ee UK iyo Isku daygii Fashilmay ee Cadowga Dibadda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

London (SLpost)- Magaalada London ee Caasimadda Boqortooyada Ingiriiska, waxa shalay ka dhacay dibed-bax ballaadhan, kaasi oo ay dhigeen Dadka reer Somaliland ee dalkaas ku nool.

Dibed-baxan oo ka dhacay xafiiska Raysal-wasaaraha UK hortiisa, ayaa dadweynuhu ku taageereen Qadiyadda Madax-banaanida Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ciidammada Qaranka ee dagaalka kula kula Kooxaha Huwanta ah ee isku urursaday Magaalada Laascaanood.

Dibed-baxan oo ay ka qayb-galeen Masuuliyiin ka mid ah Xukuumadda Somaliland, ayaa Muwaadiniinta ka qayb-galay waxay UK iyo Dawladaha kale ee Caalamka ugu baaqeen inay ka badheedhaan Aqoonsiga Qadiyadda Madax-banaanida Somaliland, maaddaama oo ay buuxisay Haykalka Dawladnimo.

Waxa kale oo ay baaq nabadeed u direen Garaaddada Laascaanood ee xagga dambe ka hagaya Colaadda la aloosan Laascaanood, waxayna si gaar ah talooyin ugu soo jeediyeen Garaad Jaamac Garaad Cali, waxayna u soo jeediyeen inuu isku arko inuu yahay Garaad Somaliland ah oo aanu ahayn Garaad Beel gaar ah.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories