Monthly Archives: March, 2023

spot_imgspot_img

Faysal Cali Waraabe Oo Runta U Sheegay Garaaddada Iyo Malleesiyaadka Huwanta ah ee Laascaanood

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa si adag uga hadlay Xiisadda Colaadeed ee ka taagan magaalada Laascaanood...

Muuqaalo Drones Ah Oo laga Duubay Jabka Maleeshiyaadka Huwanta Ah Oo Maanta Soo Weeraray Ciidanka Qaranka Somaliland

Muuqaalo Drones Ah Oo laga Duubay Jabka Maleeshiyaadka Huwanta Ah Oo Maanta Soo Weeraray Ciidanka Qaranka Somaliland oo Dhirbaaxo Kulul ku dhuftay Diyaaradaha aan duuliyaha...

Baanka Dhexe ee Somaliland iyo Bangiyada Gaarka Loo Leeyahay Oo Qodobbo Muhiim Ah Ku Heshiiyey

Hargeysa (SLpost)- Baanka Dhexe ee Somaliland iyo Bangiyada Ganacsi ee Gaarka loo leeyahay, ayaa ku heshiiyey dhammeystirka Shuruuc muhiim u ah horumarinta kaabayaasha Maaliyadeed...

Burco: Maxaabiista Dagaalkii Laascaanood Oo Markii U Horaysay Ka Xog-Warramay Xaaladdooda

Burco (SLpost)- Maxaabiis ay ciidanka Qaranka Somaliland ku qabteen dagaalkii dhawaan ka dhacay magaalada Laascaanood, ayaa Markii U Horaysay Ka Xog-Waramay Xaaladooda. Maxaabiistan oo ku...

“Waxaan Ku Noolahay Nolol Ka Fiican Ta Muuse Biixi iyo Siilaanyo” – Prof Samater oo La Shawray Reer Awdal

"Waxaan Haystaa Nolol Ka Fiican Ta Muuse Biixi iyo Siilaanyo" ~ Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Arrimo Badan Kala Hadlay Aqoonyahanka iyo Dhalinyarada Gobolka...

Abwaan Halbeeg Oo Goojacadde Ka Soo Dhex Tiriyey Gabay uu Ciidanka Qaranka Ku Ammaanay

Laascaanood (SLpost)- Abwaan Maxamed Xasan Diiriye (Halbeeg) Oo ka tirsan Kooxda Fanaaniinta Gaashaan ee Ciidanka Qaranka, ayaa tiriyey Gabay uu ku hoga-tusaaleeyey Waxtarka Ciidanka...

Somaliland: Beelaha Garxajis oo Guddi Cusub Doortay

Hargeysa (SLpost)- Guddiga guud ee Beel-weynta Gar-xajis ee Somaliland, ayaa Maanta Shir ay ku qabteen Magaalada Hargeysa ku doortay Hoggaan cusub. Shirkan oo ay goob-joog...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img