Monthly Archives: March, 2023

spot_imgspot_img

XOG CULUS: Dagaalka Lagu Hayo Beelaha DIR ee DDS Ethiopia iyo Fashilka Cadaawadda Barakicinta Ah ee Lagu Hayo Shacabka

XOG CULUS: Dagaalka Lagu Hayo Beelaha DIR ee DDS Ethiopia iyo Fashilka Cadaawadda Barakicinta Ah ee Lagu Hayo Shacabka Aqlabiyadda ah. https://www.youtube.com/watch?v=Mk-KnAfy7GA

Fanaanad Aamina Cabdilaahi Xirsi Oo Maanta Ku Geeriyootay magaalada Boorama

Hargeysa (SLpost)- Allah ha u naxariistee waxa maanta magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal ku geeriyooday Fanaanaddii caanka ahayd ee Aamina Cabdilaahi Xirsi oo...

Faahfaahin: Guulaha Ciidanka Qaranka iyo Jabka Maleeshiyaadka Huwanta ah ka soo gaadhay Dagaalka Laascaanood

Faahfaahinta Xogo Laga Helay Guulaha Ciidanka Qaranka iyo Jabka Maleeshiyaadka Huwanta Ka soo Gaadhay Dagaalkii Maanta ku dhexmaray Duleedka Laascaanood https://youtu.be/z5kEUHgwCqc

Maleeshiyaadka Huwanta ah ee Laascaanood oo Weerar Ku Qaaday Ciidanka Qaranka iyo Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Gaashaan-dhigga Somaliland Oo War Ka soo saartay Weerar kooxaha Huwanta ah saaka ku soo Qaadeen fadhisimada ciidanka Qaranka ee duleedka Laascaanood. War-saxaafadeed...

“Cabdirisaaq Khaliif Wuu Badheedhay, Laakiin Ragbaa U Gacan Haadinaya Oo Leh Kaalay Aanu Isku Dhacnee!” – Siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi

"Cabdirisaaq Khaliif Wuu Badheedhay oo Somaliland wuu ka maarmay, Laakiin Ragbaa U Gacan haadinaya Oo Leh Kaalay Aanu Isku Dhacnee!" - Siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi https://youtu.be/FKRQJKpWwYs

“Dagaalka Laascaanood Lacagbaa Lagaga Qaataa China iyo Qatar” ~ Xogo Fashiliyey Qorsheyaasha Cadowga Somaliland

"Dagaalka Laascaanood Lacagbaa Lagaga Qaataa China iyo Qatar" ~ Xogo Fashiliyey Qorsheyaasha Cadowga Somaliland https://www.youtube.com/watch?v=h3HFf5VKE28

Dhiigga Cusub ee Siyaasadda Somaliland Oo Is-barbar Taagay Madaxweyne Muuse Biixii

Masuuliyiinta Ururrada Siyaasadda ee Somaliland, ayaa sheegay inay madaxweynaha Somaliland ku taageersan yihiin go'aanka uu shalay ku shaaciyey inuu dalka ka qabanayo doorashooyinka Ururrada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img