Yearly Archives: 2022

spot_imgspot_img

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay Ujeeddada Kulan Hargeysa ku dhexmaray Taliyaha Ciidanka Maraykanka ee Afrika

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa dalka ku soo dhaweeyey Taliyaha Hawl-galka Ciidamada Maraykanka ee Africa (AFRICOM) Jeneral Stephen Townsend iyo...

Maxay ka wada-hadleen Madaxweynaha Somaliland iyo Taliyaha Ciidanka Maraykanka ee Africa?

Hargeysa (SLpost)-Waxa magaalada Hargeysa maanta soo gaadhay Taliyaha Hawl-galka Ciidamada Maraykanka ee Africa (AFRICOM) Jeneral Stephen Townsend oo uu weheliyo Safiirka Maraykanka, kuwaas oo...

“Wax-garadka Xamar waxay ogyihiin in ninka Somaliland ka taga ee baarlamaanka galayaa aanu cidna metalin” – Madaxweyne Biixi

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxa uu caqli-xumo ku tilmaamay in dadka reer Somaliland ka qayb-qaataan doorashooyinka Soomaaliya. Md Muuse Biixi oo hadal...

Somaliland: 3,000 Arday Ka Qalin-jabiyey Barashada Dastuurka iyo Waddaniyadda

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo ay ku qalin-jebinayeen  Arday tiradoodu dhan tahay 3,000  (Saddex...

Somaliland: Hargeisa International Book Fair 2022 scheduled for July

The Hargeysa International Book Fair 2022, now in its fifteenth year, will be hosted in the Somaliland capital from July 23-28, 2022. The festival's...

Ujeeddada Shir Guddiga Fulinta KULMIYE Yeeshay Oo Uu Maanta Madaxweyne Biixi Guddoomiyey

Hargeysa (SLpost) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shirguddoomiyey kulan ballaadhan oo ay maanta yeesheen guddida fulinta...

Madaxweynaha Somaliland Oo Baadhis-geliyey Hay’adda Doorashooyinka Qaranka

Hargeysa (SLpost) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Magacaabay Guddi baadhis ku samaynaysa komiishanka doorashooyinka Qaranka oo xilligan uu khilaaf culus dhex yaallo. Wareegto...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img