Yearly Archives: 2022

spot_imgspot_img

Warbaahin Caalami ah oo Soo bandhigtay Ujeeddada Safarkii Taliyaha Ciidanka Maraykanku ku Yimi Somaliland

“Ujeedada Washington waxay noqon kartaa in ay aqoonsi caalami ah siiso Somaliland si ay ugu beddeshaan saldhigga milatari ee Maraykanku ka samaysanayo dhulkooda” -...

“Muuse Biixi wuxuu ku dhashay Faraweyne oo Itoobiya looga Soo Qaadhaamay” – Siyaasi Ismaaciil

"Muuse Biixi wuxuu ku dhashay Faraweyne oo Itoobiya looga Soo Qaadhaamay. Dad baa ka Dictator-nimadu ugu baxdaa oo Siyaad Barre uun hadal-haya...." - Siyaasi...

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Geerida Madaxweynihii Dalka Imaaraadka Carabta

"Somalilandna ay ku xasuusan doonto xidhiidhkii soo jireenka ahaa ee hore uga dhaxayn jiray labada dal iyo labada shacbi ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Isu-tagga...

Madaxweynihii Imaaraadka Carabta Sheekh Khalifa oo Geeriyooday

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii waddanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, Sheekh Khalifa Bin Zayed al-Nahyan, ayaa maanta geeriyooday isagoo da’diisu tahay 73-jir. Sheekh Khalifa ayaa xilka madaxweynaha dalkaas...

Guddoomiyaha KDQ oo ku Gacan-saydhay Baadhis Madaxweyne Muuse Biixi galiyey Komishanka

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland marwo Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi, ayaa ku gacan-saydhay guddi Madaxweyne Muuse Biixi u xilsaaray baadhista khilaaf...

SOMA Condemns the Assassination of Shireen Abu Akleh

The Somaliland Online Media Association (SOMA) has strongly condemned the brutal killing of Al-Jazeera reporter Shireen Abu Akleh by Israeli security forces in the...

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Wefti ka socda Dalka Senegal

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay wefti ka socda xafiiska madaxweynaha dalka Senegal ee Galbeedka qaaradda Afrika, Mudane...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img