Go’aamada Ka Soo Baxay Xukuumadda ma Lagu Gaadhi Karaa Xalka Caqabadaha Taagan?
Shalay go’aamo ayaa ka soo baxay xukuumadda halkii ugu sarreysay oo ah Madaxweynaha JSL, Madaxweyne-xigeenka, iyo guddiga dhaqaalaha ee Golaha Wasiirrada oo ka koobnaa
Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda Oo Hoggaan Cusub Doortay
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda ee Somaliland, ayaa maanta doortay hoggaanka sare ee guddigaas, kaddib markii maanta la dhaariyey saddex xubnood oo toddobaadkan...
Golaha Wakiillada oo Dhabbaha u xaadhay Qabsoomidda Doorashada Ururrada Siyaasadda
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta cod Aqlabiyad ah ku ansixiyey saddex xubnood oo kamid ah guddida diiwaan-galinta ururrada siyaasadda. Saddexdan xubnood ee maanta...
axkamadda Sare oo tababar u furay 50 Xubnood oo ka tirsan Garsoorka Gobolada Bariga ee Somaliland.
Hargeysa (SLpost)- Garsooraha Maxkamadda Sare Cabdiraxmaan Xasan Nuur oo ay wehelinayeen, Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Togdheer Sh. Barkhad Isaaq Barre, Agaasimaha Maxkamadaha Guur-guura Sharmaarke...
Somaliland: Wasiir ku-xigeen iska casilay xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku-xigeenkii Degmooyinka iyo Gobollada ee Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cabdinaasir Caydiid, ayaa maanta shaaca ka qaaday in uu iska casilay xilkii...
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Oo Gurmad Caafimaad U Fidisay Fardo Ku Dayacan Degmada Dacarta
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo horumarinta Kalluumaysiga Somaliland, ayaa gurmad Caafimaad u fidisay Fardo Abaar iyo Xanuuno ku waxyeeleeyeen Degaanka Dacarta ee Gobolka...
Somaliland Oo Ka Qayb-gashay Shirka Isreal Iyo Dalalka Afrika
Paris (SLpost) - Wargeyska Times Of Isreal, ayaa baahiyey War ku saabsan Kulan Isreal muhiim u ah, kaasi oo ujeeddada looga Dan lahaa ahayd...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

