HomeSomaliland Oo Ka Qayb-gashay Shirka Isreal Iyo Dalalka Afrika

Somaliland Oo Ka Qayb-gashay Shirka Isreal Iyo Dalalka Afrika

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Paris (SLpost) – Wargeyska Times Of Isreal, ayaa baahiyey War ku saabsan Kulan Isreal muhiim u ah, kaasi oo ujeeddada looga Dan lahaa ahayd in dib loo soo nooleeyo xidhiidhka Isreal iyo Dalalka Afrika.

Shirkan oo ka dhacay Magaalada Paris isla-markaana ay soo qaban-qaabisay Safaaradda Isreal ee Magaalada Paris, ayaa waxa ka qayb-galay Wasiirro ka ka socday dalalka Afrika, sida Mali oo aan aqoonsanayn Dawladnimada Isreal, Morocco iyo Somaliland.

Times Of Isreal, ayaa ku warramay in shirkan oo salka ku haya Qorshaha loo yaqaano “Abraham Accord’ oo uu ka shaqeeyay Madaxweynihii hore ee Maraykanka Doland Trump isla-markaana la doonayo in Isreal ay xidhiidh macno leh la yeelato dalalka Afrika iyo dunida Muslimka, ayuu sheegay in shirkaa uu Malli ku matalayey Wasiirkeeda Arrimaha dibedda oo khudbad ka jeediyey shirka oo hal Maalin socday.

Warka ayaa intaa ku daray in Somaliland oo aan xidhiidh la yaqaan ka dhaxaynin Isreal uu shirkaa ku matalayey Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga.

Laakiin, Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga Somaliland, ayaan la ogayn inuu shirkaa goob-joog ka ahaa iyo inuu kaga qayb-galay Isgaadhsiinta la iska arko ee loo yaqaano “Zoom”.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories