Warbaahinta Caalamka Oo Sababaysay Muddo-kordhinta Golaha Guurtidu U Samaysay Madaxweynaha Somaliland
Hargeysa (SLpost) - Ka dib markii Sabtidii Shalay ay Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland ay Muddo-kordhin laba sanadood ah u sameeyeen Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi...
“Somaliland Waxa Xukumi Doona Harti oo Daaroodoo Dhami Ku Daba Fayli doono” Siyaasi U Digay Puntland
Somaliland Harti Baa Xukumi Doona oo Daarood oo Dhami Ku Daba Fayli doonaa ~ Siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi oo Digniin u jeediyey maamul-goboleed Soomaaliya ee...
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Dhammaadka Muddo-xileedka Xisbiyada iyo Qabsoomidda Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay muranka ka taagan qabsoomidda doorashooyinka dalka ka qorshaysan, waxana uu soo jeediyey...
Qaabkii ay u Dhacday Muddo-kordhin Isbarkan Oo Golaha Guurtidu U Samaysay Xukuumadda iyo Golahooda
Hargeysa (SLpost)- Golaha Guurtida, ayaa maanta muddo-kordhin laba sanno ah u kordhiyey madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Somaliland. Fadhigii Saaka ee Golaha Guurtida oo ay goob-joog...
Golaha Guurtida oo Muddo-kordhin Laba Sanno ah u Sameeyey Madaxweynaha Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Golaha Guurtida, ayaa maanta muddo-kordhin laba sanno ah u kordhiyey madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Somaliland. Fadhigii Saaka ee Golaha Guurtida oo ay goob-joog...
Somaliland Oo Soo Saartay Baaq Ku Socda Shirweyne Caalami ah oo Dalka Canada ka Furmay
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka mid ah waddamo Caalamka ka tirsan oo taageeraya sidii dowladda Taiwan uga qayb-gali lahayd shirweynaha Ururka Qaramada Midoobay...
Maxay Ka Wada-hadleen Madaxweynaha Somaliland iyo Bulshada Gobolka Sool oo Kulan Yeeshay?
Laascaanood (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga gobolka Sool, ayaa caawa kulammo kala duwan la yeeshay cuqaasha,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

