Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Kormeeray Waxqabadka Mashruuc Laga Fuliyey Deegaanka Laalays Ee Gobolka Maroodi-jeex
Laalays (SLpost) - Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiqaadir Iimaan Warsame iyo Wefti uu hoggaaminayey, ayaa Maanta gelinkii dambe Safar shaqo ku...
Maxay Masuuliyiinta Wasaaradda Beeruhu Kala Kulmeen soo Arkeen Beeralayda Gobolka Awdal?
Baki (SLpost) - Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Prof. Aadan Cabdillaahi Sheekh Muuse iyo Wefti uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ku tagay...
Xukuumadda Somaliland Oo Iclaamisay Qorshaha Tirakoob Laga Samaynayo Dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ee Somaliland Dr Axmed Aadan Axmed Buuxane oo maanta hortagay Golaha Wakiillada Oo Isaga iyo Masuuliyiin kale Ansixiyey,...
Somaliland Oo Lagu Marti-qaaday Shirweynaha Toddobaadka Shidaalka Afrika oo Ka furmay South Africa
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa lagu marti-qaaday shirka Toddobaadka Shidaalka Afrika oo ka socda Magaalada Cape Town ee dalka South Africa. Wasiirka Wasaaradda Tarmarta iyo...
Ujeeddada Kulan Hargeysa ku Dhexmaray Dowladaha Somaliland iyo Sweden
Hargeysa (SLpost)- Kulan ujeeddadiisu tahay kor-u-qaadista wada-shaqaynta iyo xidhiidhka labada waddan ee Somaliland iyo Sweden, ayaa maanta ku qabsoomay magaalada Hargeysa. Kulanka ayaa dhexmaray Wasiirka...
Guddoomiyaha Wakiillada Oo Saxay Qaladkii Sababay Khilaafka Sharci ee Mudaneyaasha Golaha
Hargeysa (SLpost)- Fadhiga Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa saaka dib u furmay ka dib muddo kooban oo uu khilaaf mudaneyaasha soo kala dhex-galay u hakaday. Fadhigan...
Somaliland: Xukuumadda oo Awaamiir Adag Dul-dhigtay Gaadiidka U Kala Goosha Gobollada Dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka ee Somaliland ayaa maanta soo saartay wareegto meesha ka saaraysa in baraha Kaantaroollada ee dalka aanu dhaafi...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

