HomeGolaha Guurtida oo Muddo-kordhin Laba Sanno ah u Sameeyey Madaxweynaha Somaliland

Golaha Guurtida oo Muddo-kordhin Laba Sanno ah u Sameeyey Madaxweynaha Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa (SLpost)- Golaha Guurtida, ayaa maanta muddo-kordhin laba sanno ah u kordhiyey madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Somaliland.

Fadhigii Saaka ee Golaha Guurtida oo ay goob-joog ka ahaayeen 74-xildhibaan oo ka mid ah 82-ka mudane ee Golahaasi ka kooban yahay, waxa ay sidoo kale Golaha Guurtida qalinka isugu duuceen muddo-kordhin Shan sanno.

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan oo shir-guddoominayey fadhiga saaka, waxa uu Golaha ka horsheegay inuu madaxweyne Muuse Biixi u soo gudbiyey codsi qoraal ah oo uu Golaha kaga dalbaday muddo-kordhin 2 sanno ah.

Qoraalka madaxweynaha Golaha ka hor akhriyey Guddoomiye ku-xigeenka Golahaas Siciid Jaamac Cali, intaas kaddibna waxa uu guddomiyuhu cod u qaadis geliyey codsiga madaxweynaha oo mudaneyaasha, iyadoo 71 mudane ayaa oggolaadeen, Hal xildhibaan ayaa ka aamusay, mid kalena wuu diiday, guddooyuhuna ma codaynin, sidaasna waxa uu Goluhu ku oggolaaday in muddo 2 sanno ah loo kordhiyo muddo-xileedka madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka oo ku eg bisha November ee sannadkan.

Sidoo kale, Goluhu waxa ay muddo shan sanno ah cod aqlabiyad ah isugu kordhiyeen muddo-xileedka Golahaas oo dhammaaday.

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories