HomeUrur-siyaasadeedka SPP oo Hargeysa lagaga dhawaaqay iyo Jewiga Madashii lagu Daah-furay

Urur-siyaasadeedka SPP oo Hargeysa lagaga dhawaaqay iyo Jewiga Madashii lagu Daah-furay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Waxa magaalada Hargeysa maanta lagaga dhawaaqay urur-siyaasadeedkii u horreeyey ee si rasmi ah loo shaaciyo, kaas oo loogu wan-qalay magaca Somaliland People’s Party (SPP) ama Xisbiyada Dadka Somaliland.

Munaasibadda daah-furka urur-siyaasadeedkan oo ku qabsoontay Hotel Guuleed ee magaalada Hargeysa, waxa ka qayb-galay hoggaanka sare ee ururka oo isugu jira Siyaasiyiin iyo shaqsiyaad magac ku leh bulshada dhexdeeda isla markaana xilal kala duwan ka soo qabtay xukuumadihii isaga kala dambeeyey Somaliland.

blankUrurkan siyaasadeedkan waxa majaraha u haya Dr Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xagla-toosiye) oo xilal kala duwan ka soo qabtay xukuumadihii xisbiga Kulmiye, kaas oo madasha kaga dhawaaqay daah-furka ururka siyaasadeedka Shacabka Somaliland ee SPP.

Munaasibada Urur siyaasadeedkan cusub lagu shaacinayay ayaa waxa lagu marti-qaaday Kumanaan Qof oo isugu jira Siyaasiyiin, Aqoonyahano, culimaa’u diin, ganacsato, Madax-dhaqameed, haween, dhalinyaro iyo marti sharaf dhammaantood doonayay inay garab iyo gaashaan u noqdaan urur siyaasadeedka shacabka Somaliland ee uu GUdoominayo Dr Salleban Ciise Axmed Kaar Xaglatoosiye.

Ugu horeyn, waxa munaasibada Daahfuray Badhasaabkii hore ee gobollada Gabiley iyo Sool ahna suxufi soo hoggaamiyey ururka SOLJA Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), waxaanu ka warramay sababta loo aasasay urur siyaasadeedka cusub ee SPP.

Waxaa Iyana hadalo mahadnaq dhiiri gelin soo dhoweyn iyo bogaadin isugu jira madasha ka jeediyey siyaasiyiin kala duwan oo caan ka ah Somaliland, salaadiin, culimaa’u diin, xildhibaano, aqoonyahano, iyo marti sharaf kala duwan, iyagoo si qiiro iyo dareen leh u taageeray ururka cusub. waxaana hadaladoodii ka mid ahaa.

Ugu danbayn waxaa munaasibada soo afmeerey Gudoomiyaha urur siyaasadeedka cusub ee Somaliland People’ Part Dr Salleban Ciise Axmed Kaar Xaglatoosiye, waxaana uu guddoomiyaha ka waramay ujeedada aasaaska ururka SPP, waxaana uu farriin u diray Somaliland uu kaga codsanayo inay isbeddelka ku taaageeran.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories