HomeXisbiga Kulmiye oo ka hadlay Kulan toddobaadkan Dhexmaray Madaxweyne Biixi iyo Murashax...

Xisbiga Kulmiye oo ka hadlay Kulan toddobaadkan Dhexmaray Madaxweyne Biixi iyo Murashax Cirro

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee Xisbiga KULMIYE Mudane, Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa ka hadlay xaaladda abaarta ee ka taagan dalka iyo kulan toddobaadkan dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga WADDANI.

blankGudddoomiye Axmed Cabdi-dheere waxa uu sheegay in xaalad adag oo abaareed ay ka taagan tahay dalka Somaliland, isla markaana uu socdo gurmad biyo-dhaamis ah oo ay wado Xukuumadda Somaliland, iyadoo xilligan wefti uu hoggaaminayo Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland ay socdaal la xidiidha gurmadka ku marayaan gobollada bariga.

Waxa uu guddoomiyuhu guud ahaan shacabka reer Somaliland, gaar ahaan ganacsatada iyo qurba-joogga ugu baaqay inay ka qaybgalaan gurmadka lagu taakulaynayo dadka iyo xoolaha abaartu saamaysay.

Axmed Cabdi-dheere oo la waydiiyey waxa ka jira warar sheegaya in Madaxweynaha Somaliland iyo Murrashaxa WADDANI ay ku heshiiyeen ka noqoshada furista ururradii siyaasadda, taa beddelkeedan la soo horraysiiyo doorashada Madaxtooyada, waxa uu kaga jawaabay in aanay arrintaasi waxba ka jirin, isla markaana furista ururradu ay tahay arrin sharci oo aanay cidina ka heshiin Karin, balse lagu dhaqmayo oo wixii ka dambeeya bisha May ee sannadkan 2022 la bilaabayo diiwaangelinta ururrada siyaasadda dalka.

Waxa kale oo guddoomiye Axmed Cabdi Dheere sheegay in xisbiga KULMIYE uu diyaar u yahay ka qayb-qaadashada tartanka ururrada siyaasadda iyo doorashada Madaxtooyada Somaliland.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories