Yearly Archives: 2022

spot_imgspot_img

Madaxweynaha, ku-xigeenka iyo Golaha Wasiirrada Somaliland oo Mushaharkooda kaga Qayb-qaadanaya Gurmadka Abaaraha

Hargeysa (SLpost)- Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa maanta lagu go’aamiyey in madaxweynaha, ku-xigeenkiisa iyo Xubnaha Golaha Wasiirradu ay muddo hal-bil ah mushaharkooda kaga qayb-qaataan...

Faysal Cali Waraabe oo eedaymo u Jeediyey Madaxweynaha iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa eedaymo u jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirka Arrimaha gudaha...

Madaxweyne Biixi oo Derajooyin ku taxay 253 Sarkaal oo Qalin-jabiyey Dugsiga Booliska ee Madheera

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta tabobar usoo xidhay 253 (Laba boqol iyo saddex iyo konton) sarkaal oo ka...

Somaliland president compares Ukraine war to Hargeisa Bombardment

Hargeisa (SLpost) - Somaliland President Md. Muse Bihi Abdi has called on Russia and Ukraine to end the fighting and restore peace and dialogue. President...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Isbarbardhigay Dagaalka Ukraine iyo Duqeyntii Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa dalalka Ruushka iyo Ukraine ugu baaqay in dagaalka la joojiyo nabadna lagu dabaalo xaaalada, sidoo...

“Sannadkan waxaa inagu soo beegan Saddex Doorasho..waxaa ugu soo horaysa tii Ururada” – Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in sannadkan gudihiisa ay dalka ka dhacayaan saddex Doorasho oo ay ugu soo horeyso...

Madaxweynaha Somaliland oo Derajooyin ku taxay Dufcaddii 7aad oo Loo Carbiyey Layli-sarkaal

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qeyb-galay xaflada qalin-jabinta Dufcadii 7aad oo ka kooban 410-Sarkaal oo ka baxay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img