Somaliland: Dhalinyaro loo carbinayo Hoggaamiyeyaal Mustaqbal + Sheekh Aadan Siira iyo Siyaasi Maxamed Biixi oo ka hadlay
Somaliland: Dhalinyaro loo carbinayo Hoggaamiyeyaal Mustaqbal + Sheekh Aadan Siira iyo Siyaasi Maxamed Biixi oo ka hadlay https://www.youtube.com/watch?v=jus5l_LYN_g
Hargeysa: Madaxweynaha Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey oo si heer qaran ah dalka loogu soo dhaweeyey
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee safarka shaqo ugu maqnaa waddanka maraykanka, ayaa maanta soo dhaweyn heer qaran...
Soo-dhaweyta Weftiga Madaxweynaha Somaliland oo Si Weyn looga Dareemayo Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland, waxa Caawa ka socda damaashaadyo ay shacabka caasimaddu ka dhigayaan faras-magaalaha iyo jidadka kala duwan. Shacabka Hargeysa...
Taariikh-nololeedkii Marxuum Ganacsade Cabdiqaadir Xaashi Cilmi oo maanta ku geeriyooday Dalka Hindiya
Hargeysa (SLpost)- Allah ha u naxariistee waxa maanta dalka Hindiya oo xaalad caafimaad loogu qaaday ku geeriyooday Ganacsatade Cabdiqaadir Xaashi Cilmi oo ahaa Mulkiilihii...
Somaliland: Madaxda Qaranka oo Ka Hadlay Geerida Mulkiilihii Hoteellada Maansor Marxuum Cabdiqaadir Xaashi Cilmi
Hargeysa (SLpost)- Allah ha u naxariistee waxa maanta dalka Hindiya oo xaalad caafimaad loogu qaaday ku geeriyooday Mulkiilihii Hoteellada Maansoor ee Somaliland Maruum Ganacsatade...
Shacabka Somaliland oo Runta u sheegay Somalia, Kana Dareen-celiyey Safarka Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa (SLpost)- Shacabka Somaliland oo Runta u sheegay Somalia, Kana Dareen-celiyey Guulaha Safarka Madaxweyne Muuse Biixi ee Dalka Maraykanka. Muuqaalka Hoose kaga Bogo Aragtiyada ay...
Somaliland oo ka Hadashay Geerida Haweenaydii u horeysay ee Noqotay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka
Washington (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa hadashay Geerida ku timi Haweenaydii u horeysay ee noqotay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Maraykanka, Madeleine Albright oo Arbacada maanta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

