Dhul-gariir Dad Badan Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Dalka Indonesia
Java (SLpost) - Dhul gariir ayaa ku dhuftay Jaziirada Java ee dalka Indonesia, waxaa ku dhintay ugu yaraan 14 qof, boqollaal kalena waa ay...
“Nabadgelyada Somaliland waxa Inooga Hadhay Inta Doorashada Madaxweynaha Ka Dhiman”
"Nabadgelyada Somaliland waxa Inooga Hadhay Doorashada Madaxweynaha Inta inoo Dhiman" - Xaaladda Somaliland iyo khilaafka Siyaasadeed ee ka taagan oo La gorfeeyey https://youtu.be/bseWUf6lCHw
Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Soo Saartay Go’aan Tobaneeyey Ururrada Siyaasadda ee U gudbay Tartanka Axsaabta
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta go'aan ka soo saartay dacwad u dhaxaysa urur-siyaasadeedka Talo-wadaag iyo Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo...
Qaabkii ay Ku bilaabmeen Dacwado Lagu Soo Oogey Korneyl Tuke Oo Lagu Xidhay Dalka Maraykanka
Ciidammada Ammaanka ee dalka Maraykanka ayaa xabsiga u taxaabay isla markaana baadhitaan ku wada Yuusuf Cabdi Cali (Tuke) oo ah sarkaal ka tirsanaan jiray...
“Xisbiyada Mucaaraadku Waxay Raadinayaan Wixii ay Hore u Lumiyeen” ~ Xukuumadda Oo Shuruudo Hordhigtay Mucaaradka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Beeraha ee Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame, ayaa xisbiyada mucaaradka ku eedeeyey masuuliyadda khilaafka siyaasadeed ee ka taagan doorashooyinka dalka. Wasiir Cabdiqaadir...
Doorashada Ururada Maxkamada Sare Ayaa Xukuntay Meel looga Laabtaana Ma Jirto ~ Xukuumada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ee Somaliland Axmed Aadan Buuxane, ayaa sheegay inay wali furan yihiin albaabada wada-hadallo xal loogu raadinayo muranka siyaasadeed...
Madaxweynaha Somaliland oo shir-guddoomiyey shirka guddida fulinta Xisbiga KULMIYE oo qodobbo muhiim ah laga soo saaray
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shir-guddoomiyey shir ay maanta yeesheen guddida fulinta ee xisbiga KULMIYE oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

