Home"Xisbiyada Mucaaraadku Waxay Raadinayaan Wixii ay Hore u Lumiyeen" ~ Xukuumadda Oo...

“Xisbiyada Mucaaraadku Waxay Raadinayaan Wixii ay Hore u Lumiyeen” ~ Xukuumadda Oo Shuruudo Hordhigtay Mucaaradka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Beeraha ee Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame, ayaa xisbiyada mucaaradka ku eedeeyey masuuliyadda khilaafka siyaasadeed ee ka taagan doorashooyinka dalka.

Wasiir Cabdiqaadir Iimaan Oo ahaa Guddoomiyihii Guddiga Doorashooyinka ee dalka ka qabtay Doorashadii madaxtooyada sannadkii 2017, waxa uu sheegay in xisbiyada mucaaradka ahi lumiyeen kalsoonida Shacabka kaddib markii ay ka soo horjeesteen natiijadii ka soo baxday doorashadaas oo uu sheegay in beesha caalamku ka markhaati kacday hannaankii ay u qabsoontay.

Wasiirka oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa, waxa uu ku dooday in xisbiyada mucaaradku sabab u yihiin muddo-kordhinta labada sanno ah ee Golaha Guurtidu u sameeyey madaxweynaha Somaliland, kaddib markii sida uu sheegay ay xisbiyada mucaaradku ka gaabiyeen magacaabista xubnaha guddiga Doorashooyinka, taasina ay farsamo ahaan sabab u tahay dib-u-dhaca ku yimi Doorashooyinka madaxtooyada iyo Furista Ururrada.

Ka Daawo Muuqaalka Hoose

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories