Monthly Archives: November, 2022

spot_imgspot_img

Hawd iyo Hargeysa Oo Laga Hiifay Hawraartii Xisbiyada Mucaaradka Somaliland

Madax-dhaqameedka Gobollada Hawd iyo Maroodijeex, ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka jira dalka, waxaanay si adag uga soo horjeesteen dhawaaq dhawaan ka soo...

Xukuumadda Somaliland Oo Mucaaradka Uga Shakisan Gacmo Shisheeye Oo Darawalinaya Go’aamadooda

"Ninka Maamuli Kari Waayay Intii Reerkiisa Kala Socotay, Garan Maayo Siduu Qaranka" Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda haysa talada Somaliland, ayaa ku dhawaaqday in Muddo-kordhinta labada sanadood...

Xukuumadda Somaliland oo Mowqifkeeda U caddeysay Beesha Caalamka iyo Axsaabta Mucaaradka

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa farriin ku aaddan xaaladda siyaasadeed ee dalka u dirtay beesha Caalamka, axsaabta mucaaradka ah iyo Shacabka. Xukuumadda Somaliland waxa ay...

Ujeeddada Shir Hargeysa Ugu Qabsoomay Madaxda Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (SLpost)- Kulan ballaadhan oo lagu dardargelinayo hawlaha xisbiga KULMIYE ee degmooyinka kala duwan ee caasimadda Hargeysa, ayaa maanta ka qabsoomay xarunta guud ee...

Ururrada Siyaasadda Oo Go’aamo Ka Soo Saaray Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka

Ururrada Siyaasadda ee dhawaan u soo gudbay inay la tartamaan saddexda xisbi Qaran ee hore u jiray, ayaa maanta si wada-jir ah go'aamo uga...

Su’aalo Xasaasi ah Oo Lagu Boobay Wasiirka Maaliyadda Somaliland

Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Isniintii Gudo-galay Doodda Odoroska Miisaaniyadda Sannadka 2023-ka, waxaana fadhiga golaha Goob-joog ka ahaa Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland Dr Sacad Cali...

Maxay Kawada Hadleen Xildhibaan Indho-Indho iyo Xildhibaan Kerry McCarthy Oo Yeeshay Kulan Saacado Qaatay?

London (SLpost)- Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho) oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta Bristol ee dalka Ingiriiska kulan kula qaatay Xildhibaan Kerry...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img