“Waa Markaygii, Waa Kelmad Dhaawacaysa Wada-jirka iyo Wax Wada-lahaanshaha Somaliland” – Wasiirka Shaqo-gelinta
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa mar kale ku celisay In Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi aanu mar keliya joojin in laga Wada-hadlo isla-markana Xal laga...
Madaxweynaha Somaliland oo Xil-ka-qaadis iyo Magacaabis Sameeyey
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Arbacada maanta magacaabay masuuliyiin cusub, kuwo horena xilka ka qaaday. Wareegto ka soo baxday Madaxweynaha oo nuqul...
Musalsal Xukuumadda Madaxweyne Biixi ugu Quus-goynayso Mucaaradka oo Hargeysa ka Socda
Hargeysa (SLpost)- Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland, ayaa toddobaadkii hore bilaabay inay si maalinle ah u kaayeystaan u jawaabista Xisbiyada Mucaaradka oo dhawaan ku...
“Illaa ay Bulshada U Sheegaan inay Ka Noqdeen Go’aankoodii, wada-hadalku halkaasuu Yaalaa” ~ Xukuumadda Somaliland
Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technologyada Somaliland Dr Abdiweli Sh. Suufi oo maanta Warbaahinta Xafiiskiisa kula hadlay ayaa farriimo isbarkan u diray xisbiyada mucaaridka Somaliland...
“Waxa La gaadhay Xilligii la Aqoonsan Lahaa Somaliland” – Warbixin Lagu Daabacay Majaladda The National Interest
Washington (SLpost) - Majaladda The National Interest oo bishiiba laba jeer ka soo baxda Dalka Maraykanka, ayaa War-bixin dheer ka qortay Qadiyadda Ictiraaf-raadinta Somaliland...
Dublomaasi Maraykan Ah Oo Soo Dhaweeyay Xadhigga Kornayl Tuke Oo Xasuuq Ka Geystay Somaliland
Washington (SLpost) - Dublomaasi Caan ah oo Maraykan ah, ayaa ka hadlay xadhigga Yuusuf Cabdi Cali (Tuke) oo ka mid ahaa Saraakiishii Ciidammada Miletariga...
Xukuumadda Somaliland Oo Su’aal gelisay Ka-qaybgalka mucaaradka ee Doorashooyinka soo socda
Hargeysa (SLpost) - Xukuumadda Somaliland, ayaa su'aal gelisay sida Xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID uga qayb-geli karaan doorashooyinka soo socda, gaar ahaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

