Monthly Archives: July, 2022

spot_imgspot_img

Madaxweyne Muuse Biixi oo Rejo Fiican ka Muujiyey Inay Tartanka Ururrada Ka soo Baxaan Xisbiyo Metela Beelaha Darafyada

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inuu rejo fiican ka qabo inay tartanka ururrada siyaasadda ka soo bixi doonaan xisbiyo...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Tabobar u soo xidhay Dufcaddii 4-aad Ee Barnaamijka Shaqo Qaran 

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa tababar usoo xidhay dufcaddii Afraad ee barbaarta shaqo-qaran, kuwaas oo dhammaystay tababar muddo uga...

Madaxweynaha Somaliland oo Dood iyo Garnaqsi Kaga Jawaabay Cabashada Mucaaridka ee Doorashooyinka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka u sharraxay ujeeddada ay salka ku hayso cabashada kasoo yeedhaysa axsaabta mucaaridka ah...

Xukuumadda Somaliland oo Xayiraad saartay Idaacadda BBC

Hargeysa (SLpost)- Xukuumada Somaliland ayaa hakisay wadashaqayntii idaacada BBC Somali, kadib markii ay ku eedaysay in ay meel kaga dhacday qaranimada Somaliland. Wasiirka Warfaafinta Somaliland...

Somaliland Suspends BBC Somali broadcasts

Somaliland government has today announced a ban on broadcasts by the Somali service of the British Broadcasting Corporation after allegedly violating the sovereignty of...

Guddoomiyaha Ururka SPP iyo Wefti uu hoggaaminayo oo si weyn loogu soo dhaweeyey Degmada Ceegaag

Buuhoodle (SLpost)- Guddoomiyaha urur-siyaasadeedk SPP Saleban Ciise Axmed Xaglotoosiye iyo wefti uu hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey deegaamo kamida gobolka Buuhoodle, halkaasoo...

Xisbiga KULMIYE oo caddeeyey mawqifkiisa wada-hadalladii Khilaafka doorashooyinka Oo Lagu Kala Kacay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, ahna guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE oo ay wehelinayaan saraakiil sarsare oo xisbiga katirsan, ayaa caddeeyey mawqifka ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img