HomeXukuumadda Somaliland oo Xayiraad saartay Idaacadda BBC

Xukuumadda Somaliland oo Xayiraad saartay Idaacadda BBC

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xukuumada Somaliland ayaa hakisay wadashaqayntii idaacada BBC Somali, kadib markii ay ku eedaysay in ay meel kaga dhacday qaranimada Somaliland.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, oo warbaahinta la hadlay, ayaa idaacada ku eedeeyay in ay lumisay dhexdhexaadnimadii wararka, isla markaana ay meel hoose dhigtay qaranimada Somaliland.

“Markii magicii umada Somaliland meel adag oo aan la qaadan karin ay dhigtay hay’adda BBC-da ee laanta Afka Soomaaligu, markay lumisay dhexdhexaadnimadii ay u haysay umada Afka Soomaaliga ku hadasha, markii ay ka hor timid qaranimadii J.Somaliland, laga bilaabo maanta waxan go’aamiyay in dhamaan wixii shaqo ah ee BBC-du Somaliland ka haysay la joojiyo” ayuu yidhi Wasiir Koore.

Wasiirku waxa uu sheegay in BBC Somali, ay iska indha tirtay jiritaanka Somaliland, isla markaana dadka reer Somaliland ay cabasho ka muujiyeen dhaqanka BBC-da oo uu sheegay in uu is badalay taasina ay keentay in ay gabi ahaanba joojiyaan howlhii Idaacadu ay ka haysay guddaha Somaliland.

Xukuumada Somaliland ayaa sannadihii lasoo dhaafay sidan oo kale shaqo joojin ugu samaysay idaacadda VOA Somali, Universal iyo qaar kale, kuwaas oo ay ku eedeeysay in ay ku xadgudbeen qaranimada iyo jiritaanka Somaliland, iyadoo markii danbe laga heshiiyay oo dib loo fasaxay.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories