Xukuumadda Somaliland oo Beesha Caalamka u Gudbisay Mowqifkeeda Khilaafka Siyaasiga ah ee Dalka
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa xisbiyada mucaaradka ku eedaysay khasaaraha ka dhashay rabshado maanta ka dhacay magaalada Hargeysa, kaddib markii xisbiga Waddani bannaan-bax ka...
Dr Gabboose oo ka Digay Halis Ka Dhalan Karta Mudaharaadyada Mucaaradku ku baaqay
"Taas haddii laga leexdo shacbigu haku talagalaan in uu noqdo mudaharaad ay ka dhashaan fawdo iyo dhibaatooyin kale" - Dr Gabboose Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka...
Wasiirka Maalgashiga iyo Wershadaha oo qaabilay wefti ka socda Bangiga Horumarinta Midowga Yurub
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Mudane Abdilaahi Abdirahman Aare ayaa xafiiskiisa kula lulmay wafti heer sare ah oo ka socday Midowga...
Maxaa Kala Qabsaday Wasiirada Xukuumadda iyo Saxaafadda Madaxa-bannaan ee Somaliland? ~ “Qof Sabool ahi Saxaafada Ma Barto”
Hargeysa (SLpost)- Xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa maanta kulan la qaatay Saxaafadda Madaxa-bannaan ee Somaliland qaarkood, waxaanay ka wada-hadleen doorka saxaafadda...
Go’aamada Ka Soo Baxay Xukuumadda ma Lagu Gaadhi Karaa Xalka Caqabadaha Taagan?
Shalay go’aamo ayaa ka soo baxay xukuumadda halkii ugu sarreysay oo ah Madaxweynaha JSL, Madaxweyne-xigeenka, iyo guddiga dhaqaalaha ee Golaha Wasiirrada oo ka koobnaa
Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda Oo Hoggaan Cusub Doortay
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda ee Somaliland, ayaa maanta doortay hoggaanka sare ee guddigaas, kaddib markii maanta la dhaariyey saddex xubnood oo toddobaadkan...
Golaha Wakiillada oo Dhabbaha u xaadhay Qabsoomidda Doorashada Ururrada Siyaasadda
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta cod Aqlabiyad ah ku ansixiyey saddex xubnood oo kamid ah guddida diiwaan-galinta ururrada siyaasadda. Saddexdan xubnood ee maanta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

