Monthly Archives: June, 2022

spot_imgspot_img

Jewiga Munaasibaddii Xuska 62-guurada Maalinta Xorriyadda Somaliland ee 26 June + SAWIRRO

Hargeysa (SLpost)- Xarunta madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, waxa Xalay lagu qabtay munaasibad ballaadhan oo lagu xusay sannad-guurada 62-aad ee kasoo wareegtay markii ay Jamhuuriyadda Somaliland...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Khudbad Arrimo Badan Xambaarsan Ka jeediyey Xuska 62-guurada 26 June

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa khudbad ka jeediyey Munaasibadda 62-guurada Xuska 26-ka June oo caawa ku qabsoontay madaxtooyada Somaliland. Waxa...

Toos: Munaasibadda Xuska 62-guurada Maalinta Xorriyadda Somaliland ee 26 June

Hargeysa (SLpost)- Caawa oo kale waxa ay ku beegan tahay 62-guurada ka soo wareegtay habeenkii u horreeyey ee Calan Soomaaliyeed laga taago dhulka Soomaalida,...

Somaliland: Shirkad laga leeyahay Talyaaniga oo ku guulaystay Dhismaha Wershadda Sibidhka MSG Group

Hargeysa (SLpost)- Shirkad laga leeyahay dalka Talyaaniga oo lagu magacaabo Bedeschi, ayaa la filayaa inay Somaliland ka hirgeliso Wershad Sibidhka soo saarta, taas oo...

Dufcaddii 13aad ee Ka Bogsaday Xannuunada Dhimirka oo ka Qalin-jabiyey Xirfado lagu Baray Cusbitaalka Sahan

Hargeysa (SLpost)- Cusbitaalka SAHAN oo lagu dabiibo, laguna daryeelo Dadka qaba Xanuunnada dhimirka oo ku yaalla Magaalada Hargeysa, waxa Salaasadii shalay lagu qabtay Munaasibad...

AADAABTA ISLAAMKA, KA HOR RAAXADA LAMMAANAHA

Marka sayga iyo ooridu si fiican ugu diyaargaroobaan Raaxada (galmada) siiba xagga nadiifinta jidhka iyo udgoonaynta waa inay ku dhaqmaan oo raacaan asluubta Islaamka...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Kulan la Qaatay Safiirrada 11 Waddan oo Somaliland ka taageera Doorashooyinka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta habka maqalka iyo muuqaalka (Video Conference) kulan kula yeeshay 11 sarkaal oo isugu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img