Xukuumadda Somaliland oo Baaq u Dirtay Boqortooyada Sucuudiga iyo Dunida Islaamka
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ku eedaysay Dowladda Soomaaliya inay is-horjoosatay isla markaana ay carqaladaysay tiradii ay Shacabka JSL sannadkan ka heli lahaayeen Xujaajta...
Golaha Wakiillada Somaliland oo Digniin u Jeediyey Shirkadaha Korontada
Hargeysa (SLpost)- Guddi-hoosaadka Kheyraadka Dabiiciga ah, Deegaanka iyo Tamarta ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sharci-darro ku tilmaamay hadallo hanjabaad u muuqday oo dhawaan ka...
Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Somaliland oo Walaac Muujiyey ~ Maxaa ka Dhexeeya Basasha iyo Qabyaaladda?
Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo Walaac Muujiyey ~ Maxaa ka Dhexeeya Basasha iyo Qabyaaladda? https://www.youtube.com/watch?v=TKvis-VkO18
Dowladda Hoose ee Hargeysa oo taageero u ballan-qaadday Cusbitaalka Dhimirka ee Sahan oo maamulkiisa ay bogaadiyeen
Hargeysa (SLpost)- Cusbitaalka SAHAN oo lagu dabiibo, laguna daryeelo Dadka qaba Xanuunnada dhimirka oo ku yaalla Magaalada Hargeysa, waxa Salaasadii shalay lagu qabtay Munaasibad...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Xil-ka-qaadis iyo Magacaabis ku Sameeyey Golihiisa Xukuumadda
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xilalkii ka Qaaday Wasiirradii Wasaaradaha Qorsheynta Qaranka iyo Horumarinta Beeraha, waxaanu beddelkooda u magacaabay...
“Wallaahi Ma Jirto Somaliland Dib Looga Noqonayaa” – Guddoomiyaha Golaha Guurtida
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay inaanay Somaliland dib ugu noqon doonin midnimo Soomaaliyeed, waxaanu u soo jeediyey...
Sidee ayay ku Timi Xoriyaddii 26 June 1960-kii oo 62-jirsatay iyo Midnimadii Somaliland iyo Soomaaliya?
Hargeysa (SLpost)- Xarunta madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, waxa Xalay lagu qabtay munaasibad ballaadhan oo lagu xusay sannad-guurada 62-aad ee kasoo wareegtay markii ay Jamhuuriyadda Somaliland...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

