“Haddii Diyaaradda la Dhaqajinayaa aanay Sharci ahayn, Shalayba Pilot-ka looma codeeyeen” – Dr Gaboose
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Barwaaqo Dr Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa soo dhaweeyey go'aanka golaha Wakiilladu shalay codka ugu qaaday xubnaha Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda...
Xasan Sheekh Maxamuud oo Mar Kale la Wareegay Xilka Madaxweynaha Soomaaliya
Muqdisho (SLpost)- Madaxweynaha ay dhawaan doorteen Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ee Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay madaxweynihii hore ee...
Farriin Wargelin ah oo ku Socota Shirkadaha Isgaadhsiinta
Farriin Wargelin ah oo ku Socota Shirkadaha Isgaadhsiinta https://www.youtube.com/watch?v=PcVbjkZIQ2I
Madaxweynaha Maraykanka oo Si Cad u sheegay inay Awood Milatari ku Difaacayaan Taiwan
Tokyo (SLpost)- Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden, ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisu awood Milatari ku difaacayo Dalka Taiwan haddii Duullaan Milatari kaga yimaaddo Dalweynaha...
Somaliland: Maxkamadaha Gobolka Maroodijeex oo Xukunno ku Riday Dhowr Weriye
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Gobolka Maroodijeex, ayaa maanta go’aan ka soo saartay dhegaysiga dacwad loo haystay saddex Suxufi oo magacyadoodu kala yihiin Maxamed Cabdi Sheekh...
Golaha Wakiillada Somaliland oo Ansixiyey Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Guddiga diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka oo madaxweynaha Somaliland hore...
Madaxweyne Muuse Biixi oo wareejinaya xilka Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo 20-guurada kasoo wareegtay Aas-aaskii xisbiga talada Somaliland...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

