Monthly Archives: May, 2022

spot_imgspot_img

Siyaasi Garnaqsi hordhigay Xisbiyada Mucaaradka Somaliland

Siyaasi Garnaqsi hordhigay Xisbiyada Mucaaradka Somaliland https://www.youtube.com/watch?v=7QmEK6nRpp4

Xukuumadda oo sheegtay inay wakhtigooda ku qabanayso Doorashooyinka Ururrada iyo Madaxtooyada

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa meesha ka saartay in furista Ururadu caqabad ku noqon karto qabsoomidda Doorashada madaxtooyada oo ku muddeysan dhammaadka Sannadkan. Xukuumaddu waxa...

“Waxa la Doonayaa in Layna Xagal-daaciyo oo Halkii hore laynagu Celiyo” – Wasiir Siciid Sulub

"Waxa la Doonayaa in Layna Xagal-daaciyo oo Halkii hore laynagu Celiyo" - Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somailand Siciid Sulub Maxamed https://www.youtube.com/watch?v=PHwBaBFt7sU

Murashax Cabdiraxmaan Cirro oo ku baaqay Kacdoon Dhiig ku daato

Hargeysa (SLpost)- Murashaxa madaxweynaha ee Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa dhalinyarada iyo taageerayaashiisa ugu baaqay kacdoon iyo inay iska-hor...

Ujeeddada Shir ballaadhan oo Dhexmaray Dowladaha Somaliland iyo Norway

Oslo (SLpost)- Wasiirrada Wasaaradaha Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Siciid Sulub Maxamed iyo Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Abdirisaaq Ibraahim, oo ay weheliyaan Safiirka Somaliland...

Somaliland: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Dhaariyey Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda oo Kala Dhiman

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali, ayaa maanta Dhaariyey 4 Xubnood oo ka mid ah 7-da Xubnood ee Guddiga...

Somaliland iyo Kenya oo Iska Kaashanaya Adeegyada Boosta Caalamiga ah

Nairobi (SLpost)- Dowladaha Somaliland iyo Kenya, ayaa toddobaadkan kala saxeexday heshiis is-faham oo labada waddan isaga kaashanayaan Isdhaafsiga Xogaha iyo nidaamka Caalamiga ah ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img