Monthly Archives: May, 2022

spot_imgspot_img

Xisbiga Kulmiye oo u dabbaal-degay sannad-guuradiisa 20aad (Akhriso+Sawirro)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo 20-guurada kasoo wareegtay Aas-aaskii xisbiga talada Somaliland...

Hargeysa: 20-guurada Xisbiga Kulmiye oo loo dabbaal-degay

Hargeysa (SLpost)- Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayo 20-guurada ka soo wareegtay markii la aasaasay xisbiga Kulmiye sannadkii 2002-dii, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa. Munaasibadda...

Hargeysa: Wacdarihii Degmada Gacan Libaax Ee Xuska 18 May

Hargeysa (SLpost)  Arbacadii Shalay, waxa guud ahaan Gobollada iyo degmooyinka dalka laga xusay 31 guurada Madax-banaanida Jamhuuriyadda Somaliland, taasi oo sannad walba la qabto...

Hargeysa: Degmada Maxamed Mooge Oo Isku Muujisay Xuskii 18 May

Hargeysa (SLpost) – Arbacadii Shalay, waxa guud ahaan Gobollada iyo degmooyinka dalka laga xusay 31 guurada Madax-banaanida Jamhuuriyadda Somaliland, taasi oo sannad walba la...

Xoghayaha Guud ee UCID Oo Ku Baaqay In Doorashada Madaxtooyada xilligeeda Lagu Qabto

Hargeysa (SLpost) - Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa ku baaqay in doorashada Madaxtooyada lagu qabto xilliga dastuuriga ah ee ay u muddaysan tahay. Xoghayaha...

Toos: Munaasibadda Xuska 18-ka May oo Caawa lagu qabtay Madaxtooyada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Waxa caawa xarunta madaxtooyada Somaliland lagu qabtay munaasibad loogu dabbaal-degayo maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May. Munaasibadda waxa ka qayb-galay madaxda Qaranka oo...

Madaxweyne Biixi oo Ku Hal-qabsaday Dardaarankii Cigaal, Una Duceeyey Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo qaatay Dardaaran uu Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Jeediyey Labaatan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img