HomeMurashax Cabdiraxmaan Cirro oo ku baaqay Kacdoon Dhiig ku daato

Murashax Cabdiraxmaan Cirro oo ku baaqay Kacdoon Dhiig ku daato

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Murashaxa madaxweynaha ee Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa dhalinyarada iyo taageerayaashiisa ugu baaqay kacdoon iyo inay iska-hor imaad dhiig ku daato kaga hor yimaaddaan ciidamada ammaanka.

Cabdiraxmaan CirroMurashax Cabdiraxmaan Cirro oo maanta warbaahinta la hadlay, waxa uu dhalinyarada Xisbiga ugu baaqay bannaan-bax ay kaga soo horjeedaan Xukuumadda isla markaana ay isu-dhigaan rasaasta Ciidamada Ammaanka.

“Dhalinyarada waxaan leeyahay, haddii ciidanku rasaas sharci-darro ah idinku soo ridaan isku Dhiga,” sidaas waxa yidhi murashax Cabdiraxmaan Cirro.

Hadalka ka soo yeedhay murashax Cirro, ayaa noqonaya masuulkii u horeeyey taariikhda nidaamka doorashooyinka Somaliland ee ku baaqa Kacdoon Dhiig ku daato.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka murashax Cirro.

 

Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo Waddani, ayaa ka soo horjeeda furista ururrada siyaasadda, waxaanay ku doodayaan inay doorashada madaxtooyada oo ku beegan dhammaadka sannadkan la qabto, waxaanay madaxweynaha ku eedeeyeen inuu furistooda uga dan leeyahay sidii uu meesha uga saari lahaa labada xisbi isla markaana uu u soo saari lahaa laba xisbi oo aan awood mucaaradeed lahayn.

Dhammaadka muddo-xileedka Xisbiyada Qaranka, ayaa ku beegan bisha December ee sannadkan, iyadoo go’aanka furista ururrada siyaasadda ay soo dedajiyey maadaama xeerka doorashadu dhigayo in tobankii sanno-ba hal mar la furo ururrada siyaasadda oo xeerku dhigayo in la furo lix bilood ka hor dhammaadka muddo-xileedka Xisbiyada.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories