Xukuumadda Somaliland oo Xisbiyada Mucaaradka ku eedaysay inay luminayaan Wakhtiga Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa labada Xisbi Mucaarad ku eedaysay inay sabab u noqonayaan dib u dhac ku yimaadda Doorashada maadaama ay ka soo...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Joojiyey Bannaan-bax Xisbiyada Mucaaradku ku Baaqeen
“Waxaan farayaa Taliyaha Ciidanka Booliiska iyo Gudoomiyayaasha Gobollada inay Talaabo sharci ah ka qaadaan cid kasta oo isku dayda in ay samayso Mudaharaad aan...
“Ma Nihin Niman Cabudhini soo Xero-galinayso oo Adiguba Waad nala soo aragtay” – Ismail Cabdilaahi
"Ma Nihin Niman Cabudhini soo Xero-galinayso oo Adiguba Waad nala soo aragtay" - Siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi oo farriin u diray madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya...
Madax-dhaqameedka iyo Wax-garadka Beelweynta ARAB oo Bayaan Ka soo Saaray Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka
“Ka Xilkiisu dhammaadaa Xoog kuma haysan karo, Ka Xilka doonayaana, xabbad iyo Xajiin kuma qabsan karo” – Bayaanka Hargeysa (SLpost)- Shir wada-tashi ah oo ay...
Baarlamanka Maraykanka oo Ka Dooday Xeerka Iskaashiga Somaliland (Somaliland Partnership Act)
Washington (SLpost)- Guddiga Xidhiiidhka Arrimaba Dibadda ee Aqalka Odayaasha Maraykanka, ayaa Khamiistii dood ka yeeshay Xeerka Iskaashiga Somaliland (Somaliland Partnership Act) oo qayb ka...
“Beesha Caalamka waxaan leeyahay idiinma baahnin inaad na soo dhex-gashaan, Muuse Biixi-na Kursiga” Prof Cabdisalam
"Beesha Caalamka idiinma baahnin inaad na soo dhex-gashaan, Muuse Biixi-na Kursiga" Prof Cabdisalam Yaasiin https://youtu.be/lRSQKko7Y9I
Somaliland: Dood Adag oo Mucaaradka iyo Muxaafadka Ku Dhexmartay Khilaafka Doorashooyinka
Somaliland: Dood Adag oo Mucaaradka iyo Muxaafadka Ku Dhexmartay Khilaafka ka taagan Furista ururrada Siyaasadda iyo Qabsoomidda Doorashada Madaxtooyada. Muuqaalka hoose kaga Doodda Dhexmartay labada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

