HomeCiidanka Booliska Somaliland oo Heegan Buuxa la geliyey iyo Digniin uu Diray...

Ciidanka Booliska Somaliland oo Heegan Buuxa la geliyey iyo Digniin uu Diray Taliye Dabagale

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa heegan buuxa la galiyay maanta, kaddib mudaharaadyo ay ku baaqeen xisbiyada mucaaradka ee UCID iyo Waddani.

In kasta oo xukuumaddu joojisay mudaharaadka ay ku baaqeen Xisbiyada Mucaaradka oo ay ku tilmaantay inay halis ku yihiin amniga dalka, haddana xisbiyada mucaaradka ah ayaa wali ku adkaysanaya inay qabanayaan mudaharaadkaas oo ay sheegeen inay kaga soo horjeedaan wax ay ku tilmaameen faro-gelin madaxweynuhu ku sameeyey guddiga doorashooyinka.

Haddaba, Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) oo maanta warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in heegan buuxa la geliyey ciidanka Booliska, isagoo ciidamo booliis ah u kala diray xaafadaha magaalada Hargaysa, waxaanu ku goodiyay in ciidanku ay gacan adag ku qaban doonaan cid kasta oo amni daro abuurta.

“Waxaan idiin sheegayaa waxaynu u diyaar garoobaynaa amniga gudaha oo dhan in aynu gacmo adag ku qabano, cidda doonaysa in ay ina khal khal galiso waxay doontaba ha ahaatee, amniga ayaynu adkaynaynaa, cidkasta oo doonaysa in ay amniga khal khal galisana u dul qaadan mayno ee labada gacmood ayaynu iskugu gaynaynaa,” sidaas ayuu yidhi taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories