HomeSomaliland: Mucaaradka oo Kalsooni-darro ka muujiyey SONSAF IYO APD

Somaliland: Mucaaradka oo Kalsooni-darro ka muujiyey SONSAF IYO APD

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa sheegay in aanay kalsooni ku qabin Akademiyadda Nabadda iyo Horumarka Somaliland iyo Daladda SONSAF.

Daladda ay ku midaysan yihiin ururrada bulshada Rayidka ah ee SONSAF iyo Akadamiyadda Nabadda iyo Horumarka Somaliland (APD) oo door ku leh Arrimaha doorashooyinka Dalka isla-markaana marka khilaaf yimaaddo door ka qaata sidii xal looga gaadhi lahaa, ayaa Xisbiga WADDANI sheegay in aanay ku kalsoonayn.

Qoraal kooban oo ah Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi ku baahiyey barta uu ku leeyahay Twitter-ka, ayuu ku yidhi: “SONSAF iyo Akadamiyadda Nabadda iyo Horumarkuba waa hay’ado dhinac ka raran oo aan awood u lahayn inay dhex dhexaadiyaan Madaxweynaha iyo xisbiyada mucaaridka ah. Wax aamin ah kuma qabno dhexdhexaadnimadooda xisbi ahaan.”

Xisbiyada Waddani, ayaa sidan oo kale qayla-dhaan kalsooni-darro ah uga muujiyey dalladda SONSAF iyo APD dabayaaqadii sannadkii 2017-kii oo ku beegnayd waxyar ka hor doorashadii madaxtooyada ee dalka ka qabsoontay bishii November ee sannadkaas, waxaanu xisbiga Waddani xilligaas ku eedeeyey labadan hay’adood inaanay dhex ka ahayn Arrimaha Doorashooyinka.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories