HomeMuxuu Madaxweyne Muuse Biixi Kala Hadlay Ururrada Bulshada Rayidka ah?

Muxuu Madaxweyne Muuse Biixi Kala Hadlay Ururrada Bulshada Rayidka ah?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta madaxtooyada kulan kula qaatay xubno ka tirsan ururrada Bulshada Rayidka ah ee ka jira dalka.

Lama oga arrimaha uu madaxweynuhu kala hadlay madaxda ururrada bulshada Rayidka ah, haseyeeshee war kooban oo madaxtooyadu ka soo saartay kulanka, ayaa lagu sheegay inuu madaxweynuhu kala hadlay doorka ururrada bulshada kaga beegan diyaar-garowga Doorashada ururrada siyaasadda iyo madaxtooyada.

Warku waxa uu intaas ku daray in kulanka lagaga hadlay xoojinta nabad-gelyada iyo kaalinta Ururada Bulshada Rayidka ah ay ku leeyihiin arrimaha qaranka, isla markaana uu madaxweynuhu ururrada bulshada la wadaagay xaaladda dalka ee xilligan.

Ugu dambayn, waxa uu warku intaas ku daray in madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ku dhiirrigeliyey in Ururrada Bulshada Rayidka ah ay qaataan kaalintooda waddaniyeed.

Kulanka dhexmaray Madaxweynaha iyo ururrada Bulshada Rayidka ah, waxa ku wehelinayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed.

Ururrada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland ayaa ku midaysan dallada SONSAF oo kulmisa dhammaan ururrada ka shaqeeya arrimaha bulshada ee ka jira Somaliland.

Kulankan ayaa soo beegmay Xilli uu waddanka ka jiro khilaaf siyaasadeed oo salka ku haya doorashada madaxtooyada iyo furista ururrada Siyaasadda.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories