Madaxweynaha Somaliland oo Shacabka Hargeysa Kala Qayb-galay Tukashada Salaadda Ciidul-Fidriga (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada Salaadda Ciidul-fidriga. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno...
Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo ka fal-celisay Eedayn uga timi Shirkadda Hema Books
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland, ayaa jawaab ka bixiyey eedaymo uga yimi Shirkadda Hemo Books oo dhawaan laga wareejiyey Daabacadda Manhajka...
Madaxweyne Biixi oo Farriin Hambalyo iyo Digniin isugu jirta u diray Shacabka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu Ciidal Fidriga awgeed dhammaal hambalyo ah u dirayaa Shacbiga Somaliland meel ay joogaanba...
Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo madbacadda qaranka ku wareejisay daabacaadda Manhajka
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska JSL ayaa madbacadda qaranka ku wareejisay daabacaadda manhajka waxbarasho ee dalka. Munaasibadda ay ku kala saxeexdeen heeshiisha daabacaadda Manhajka...
Shirkadda DP World oo $1 Bilyan ku Maalgelinaysa Marin-Ganacsi Ethiopia ku Xidhaya Dekedda Berbera
Addis Ababa (SLpost)- Shirkadda DP World iyo Dowladda Itoobiya ayaa toddobaadkii hore kala saxeexday mashruuc ay ku baxayso 1 Bilyan oo Dollar, taas oo...
Maalmaha Ololaha Doorashooyinka Somaliland oo la soo koobay iyo Sababta
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan maanta uu la yeeshay Axsaabta Siyaasadda iyo Guddiga Doorashooyinka ayaa lagu go'aamiyey in muddo...
Somaliland: Saddexda Xisbi Qaran iyo Komishanka oo ka shiray Qabsoomidda Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland, Guddiga Doorashooyinka iyo Maxkamadda Sare, ayaa maanta shir ka yeeshay Qabsoomidda Doorashooyinka isku Sidkan ee Goleyaasha Deegaanka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

