“Waxa inoo suurto gashay in aynu u debbaal-degno soddonkaa sanno ka dib midhihii aynu beeranay” – Madaxweynaha Somaliland oo Shacabka Farriin u diray
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu shacbiga Somaliland, dal iyo dibedba ku hambalyeynayaa 30 guurada ka soo wareegtay 18...
SOMALILAND: ISKORIS SODDON JIRSADAY (30+30 = 60-30 = ?)
Soddonguuro; soddon hore dib uga dhalatay. Soddonguuro; soddon hore beeninaysa. Soddonguuro; saaqidnimo danbe iyo soobirnimo diiddan. Soddonguuro; nabadi waa sed e” sibraarkeeda haysata, samana...
Wefti ka socda Dowladda Jabuuti oo Hargeysa lagu soo dhaweeyey
Xubno kala duwan oo katirsan xukuumadda Somaliland, ayaa maanta madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport kusoo dhaweeyey wefti heer sare ah oo ka...
Xukuumadda Somaliland oo Gaadiid Cusub kala wareegay Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay
Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland ayaa gaadiid kala wareegay Hay'adda UNDP xafiiskeeda Somaliland oo ka wakiil ah Qaramada Midoobay, Midowga Yurub...
Somaliland Government receives 13 new Cars from The European Union
The European Union, Sweden and the UN Joint Rule of Law team provided 13 new cars to government institutions in Somaliland at a ceremony...
Murashaxiinta Axmed Kaare iyo Jamaal Cismaan oo farriin hambalyo iyo Baraarujin isugu jirta u diray Shacabka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Murashax Axmed Maxamed Kaare oo gobolka Maroodijeex uga tartamaya doorashada mudaneyaasha Golaha Wakiillada iyo Murashax Jamaal Cismaan Cabdilaahi oo u taagan Golaha...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Booqasho ugu tagay Abwaan Hadraawi iyo Laba Hotel oo Hargeysa ku yaalla
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta guriga uu ka deggen yahay magaalada Hargeysa ku booqday Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

