HomeWasaaradda Waxbarashada Somaliland oo ka fal-celisay Eedayn uga timi Shirkadda Hema Books

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo ka fal-celisay Eedayn uga timi Shirkadda Hema Books

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland, ayaa jawaab ka bixiyey eedaymo uga yimi Shirkadda Hemo Books oo dhawaan laga wareejiyey Daabacadda Manhajka Waxbarashada ee Dalka oo ay muddo dhowr sanno ah gacanta ku hayeen.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa maalintii shalay shaacisay inay masuuliyadda daabacaadda Buugaagta Manhajka Waxbarashada Qaranka ku wareejisay Madbacadda Qaranka oo isla Salaasaddii shalay munaasibad wasiirka Waxbarashadu goob-joog ka yahay hawshan loogu wareejiyey Madbacadda Qaranka.

Shirkadda Hema Books ayaa go’aanka wasaaradda kaddib warbaahinta la hadashay, waxaanay tallaabo aan laga fiirsan oo lagu deg-degay ku tilmaamantay in laga wareejiyo masuuliyadda daabacadda Buugaagta Manhajka waxbarashada oo xukuumaddii hore ee madaxweyne Siilaanyo ku wareejisay.

Haddaba, masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda waxbarshada iyo Sayniska Somaliland oo maanta warbaahinta la hadlay, ayaa ka jawaabay eedaymaha uga yimi shirkadda Hemo Books, waxaanay sheegeen in aanay waxba ka jirin eedaymaha ay shirkaddu u jeedisay wasaaradda waxbarashada iyo sayniska.

Waxa ay sheegeen in wasaaradda waxbarshada iyo saynisku ay heshiis kula galeen shirkaddaasi sannadkii 2016-kii daabacaadda manhajka dugsiyada hoose iyo kuwa sare ee dalka, waxayna ay tilmaameen in wasaaradda waxbarashada iyo saynisku ay xaq u leedahay, isla markaana ay u dhawrantahay xuquuqda manhajka waxbarasho ee Somaliland, taas oo sharcigu siinaayo in ay dib u qori karto.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadallada Masuuliyiinta wasaaradda Waxbarashada ee ka hadlay eedaymaha HEMA BOOKS.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories