HomeWasaaradda Waxbarashada Somaliland oo madbacadda qaranka ku wareejisay daabacaadda Manhajka

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo madbacadda qaranka ku wareejisay daabacaadda Manhajka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska JSL ayaa madbacadda qaranka ku wareejisay daabacaadda manhajka waxbarasho ee dalka.

Munaasibadda ay ku kala saxeexdeen heeshiisha daabacaadda Manhajka wasaaradda waxbarashada iyo madbacadda qaranku waxa goobjoog ka ahaa wasiirka waxbarashada, Wasiirka Cadaalada, Mareeyaha madbacadda qaranka iyo masuuliyiin kale.

blankAgaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada ayaa sheegay in Wasaaradda waxbarashada iyo Madbacadda qaranku ay kala saxeexdeen heshiish wada shaqayneed sidoo kalena madbacadda qaranka lagu wareejiyay qoraalkii rasmiga ahaa ee laga daabaci lahaa buugaata.

Maxamuud Raagge maareeyaha madbacadda qaranka ayaa sheegay inay daabici doonaan manhajka waxbarashada ee dalka isla markaana ay awood u leeyihiin haystaana qalab iyo mashiino casri ah.

Wasiirka waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed Maxamed Diiriye Toorno ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin in wasaaraddu ay daabacaadda manhajka ku wareejiso madbacadda qaranka taasna ay awood u leedahay madbacadda qaranku.

Wasiirka ayaa intaa ku daray in cid kale aanay buugaagta manhajka daabici karin marka laga reebo cidda amar ka haysata madbacadda.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories