Wax-qabadka Guddiga Qandaraasyada Qaranka u Qabsoomay Sannadkii tagay
Hargeysa (SLpost)- Gudidda Qandaraasyada Qaranka oo Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland uga masuul ah maamulka iyo Bixinta Qandaraasyada dowladdu bixiso, ayaa sannadkii dhamaaday ee 2020-kii shaaciyey...
Guddiga Nabadgelyada oo ka shiray Xoojinta Ammaanka gobolka Sool iyo Go’aamo ka soo baxay
Laascaanood (SLpost)- Gudidda Nabad-gelyada ee Gobolka Sool oo kulan ku yeeshay xarunta maamulka maanta, ayaa soo saaray go'aamo hor leh oo lagu xoojinayo adkeynta...
Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Sanaag
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu maanta soo saaray oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-658/052021 ku magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka...
Dhallinyaro ma dhabbaa mise gudcur baan guurayaa?
WQ: Xuseen Cali Nuur Dhallinyaro ma dhabbaa, inaad tihiin aqlabiyada shacabiga Somaliland? Ma dhabbaa in aad tihiin qaybta bulshada ugu tirada badan ee isticmaasha baraha...
Muxuu Xidhiidhka Cusub Ee Nairobi Iyo Muqdisho Yeeli Karaa Heshiiskii Dhexmaray Somaliland Iyo Kenya?
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Soomaaliya, ayaa Khamiistii Shaacisay inay dib u soo celisay xidhiidhkii diblumaasiyadeed ee ka dhexeeyay Dawladda Kenya, kaasi oo ay hore u...
“Boqor Buurmadaw Wuxuu Ka War Hayey Muddo Saddex Cisho ah In Lagu Soo Daynayo Dolaal” – Jaamac Shabeel
Hargeysa (SLpost)- Siyaasiga Jaamac ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel), ayaa sheegay inuu Boqor Buurmadaw uu ogaa in muddo saddex cisho gudahood ah lagu soo daynayo Dolaal,...
Madaxweynaha Somaliland oo shirkadda DP World kala hadlay Furitaanka Wejiga 1aad ee Dhismaha Dekedda Berbera
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay wefti ka socda shirkadda DP World oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha shirkadaas...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

