HomeGolaha Wakiillada Somaliland oo Ansixiyey Xeer-hoosaadka ay ku shaqayn doonaan

Golaha Wakiillada Somaliland oo Ansixiyey Xeer-hoosaadka ay ku shaqayn doonaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta ansixiyay xeer-hoosaadka ay ku shaqayn doonaan oo maalmihii u dambeeyey ay mudaneyaashu doodo ka yeesheen, iyagoo kaabis iyo wax-ka-beddel lagu sameeyey xeerkii-hoosaadkii ay ku shaqayn jireen golihii ka horreeyey.

Fadhiga maanta oo uu shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Cabdirisaaq Khaliif Axmed, waxa ka soo qayb-galay 76 Xildhibaan oo ka mid ah 82 mudane ee goluhu ka kooban yahay, waxaana ugu horeyn ka hadlay Guddoomiyaha Guddi-hoosaad loo xil-saaray Xeer-hoosaadka Xildhibaan Cabdilaahi Muuse oo mudaneyaasha warbixin ka siiyay kaabista ay ku soo sameeyeen xeer-hoosaadka.

Xeer hoosaadka oo ka kooban 73 qodob waxa ansixintiisa ogolaaday 70 xildhibaan, waxa diiday 4-xidhibaan, hal xildhibaan ayaa ka aamusay, guddoomiyuhuna muu codayn, sidaas ayaanu ku ansaxay xeer-hoosaadka Golaha ee wax-kabeddelka iyo kaabista lagu sameeyey.

Muuqaalka Hoose ka daawo Qaabkii ay u dhacday Ansixinta Xeer-hoosaadka Golaha ee fadhigii maanta

https://www.youtube.com/watch?v=iqnvVdaxNvs

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories