Xukuumadda Somaliland oo Shacabka u soo bandhigtay Maskaxda iyo Falsafada Hagaysa Duulaan ka dhan ah Qaranimada
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta ee Somaliland Md Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa sheegay inuu jiro duullaan ka shidaal-qaadanaya falsafad qoto-dheer...
Duleedka Hargeysa oo laga Hirgelinayo Aag u gaar ah Wershadaha iyo Qorshaha ka dambeeya
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska ee Somaliland Maxamuud Xasan Sacad (Saajin), ayaa sheegay inay Xukuumaad ahaan wadaan qorshe ay gudaha magaalada...
Somaliland: Cudurka Covid-19 oo si lama filaan ah u Soo Laba-kacleeyey iyo Tirada Dad u geeriyooday
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, ayaa sheegtay inay Shan qof gudaha dalka ugu geeriyoodeen Cudurka Covid-19 oo la sheegay inuu mar kale soo...
77 Ceel oo laga hirgeliyey Deegaanka Dhaboolaq iyo Bulshada oo ka dareen-celisya Wax-tarkooda
Hargeysa (SLpost)- Deegaanka Dhaboolaq oo ka tirsan Degmada Faraweyne ee gobolka Gobolka Marodiijeex, waxa maanta laga dhagax-dhigay Sagaal Ceel-biyood oo kharashka ku baxaya ay...
Golaha Wasiirrada Somaliland oo ka shiray Ammaanka dalka iyo Mushaharka Ciidamada oo 20% la kordhinayo
Fadhigii 78-aad golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayey madaxweyne-ku-xigeenku, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa...
Khubaro Reer Yurub ah oo Somaliland ka caawinaya Olole ka dhan ah Ganacsiga Sharci-darrada ah ee Duurjoogta
Prague (SLpost)- Khubaro u dhalatay Jamhuuriyadda Czech oo ku taalla Badhtamaha Qaaradda Yurub, ayaa Jamhuuriyadda Somaliland ka caawinaya dagaal ka dhan tahriibinta iyo ka-ganacsiga...
“Dalka waa lagu soo Duuley oo waxa la isticmaalayaa qaar innaga ah oo…” – Faysal Cali Waraabe
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo shalay gaadhay magaalada London ee dalka Ingiriiska, ayaa ka hadlay xaaladda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

