Taariikh Nololeedka Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyey Jabuuti iyo Itoobiya oo maanta geeriyooday
Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta magaalada Hargeysa ku geeriyooday safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyayey Jabuuti iyo Itoobiya Ambassador Cumar Xaaji Maxamuud Cismaan (Cumar Dheere)....
Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay Shaqsiyaddii iyo Doorkii Wax-qabad ee Marxuum Amb Cumar X Maxamuud oo Hargeysa ku Geeriyooday
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi...
Madaxweynaha Somaliland oo Qaabiley Wasiir-Dowlaha Khaarajiga Ethiopia iyo Wefti uu hoggaaminayo
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Jimcaha maanta xafiiskiisa ku qaabiley Wasiiru-dawlaha Arrimaha Siyaasadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Itoobiya Ambassador...
Somaliland: Wasiirul-dowlaha Arrimaha Dibadda Ethiopia oo Hargeysa lagu soo dhaweeyey
Hargeysa (SLpost)- Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxa maanta soo gaadhay Wefti ka socda Dowladda Ethiopia oo uu hoggaaminayo Wasiirul-dowlaha Arrimaha Siyaasadda ee Wasaaradda...
Maxaa iska beddelay Heshiiskii Cirro Iyo Cabdiqaadir Jirde ee ku-wareejinta Xilka Guddoomiyaha Xisbiga Waddani?
Hadal-hayn iyo Tuhunno ka dhashay In Cabdiraxmaan Cirro Uu Xirsi Cali Xaaji Xasan Ku Wareejinayo Guddoomiye-nimada Xisbiga Waddani Hargeysa (SLpost) – Xisbiga Mucaaradka ah ee...
Wefti ka socda Dalka Kenya oo Hargeysa u jooga furista Qunsuliyadda Dalkaas ee Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Wefti ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalka Kenya, ayaa booqasho ku jooga Somaliland, waxaanay ujeeddada safarkoodu la xidhiidhaa Dhammeystirka qaybo ka mid...
Madaxweynaha Somaliland oo Isku-shaandheyntii u ballaadhnayd ku sameeyey golihiisa Xukuumadda
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Mid Muuse Biixi Cabdi, ayaa isku-shaandheyntii ugu ballaadhneyd ku sameeyey golihiisa Xukuumadda, waxaanu xilalka ka qaaday wasiirro, wasiir ku-xigeen iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

